Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Faalo: Garowe magaalo ka aradan adeegyada asaasiga hadana soo xeraysa dakhli xoogan

Magaalada Garowe oo ah xarunta gobalka Nugaal ahna caasimada Dawlada Puntland tan iyo 1998 ayaa horumar baaxad leh samaynaysay tan… Sii akhri

Posted on February 1, 2018February 1, 2018 by Farah

Dab khasaare dhaliyey oo ka holcaaya bariga magaalada Garowe

Posted on January 30, 2018 by Farah

Dab aad u xoogan ayaa qabsaday kaalin shidaal oo ku taal agagaarka isgoyska Bulsho ee magaalada Garowe, wuxuuna ku faafay… Sii akhri

Suldaanka guud ee beelaha Somaliland oo baaq nabadeed u diray dhinacyada isku hor fadhiya gobalka Sool

Posted on January 14, 2018January 14, 2018 by Farah

Suldaanka guud ee beelaha Somaaliland Suldan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa baaq nabadeed u diray Puntland iyo Soomaliland inay joojiyaan collaada… Sii akhri

Xiisada Tukaraq iyo diyaar garowga dagaal ee labada dhinac oo maraysa meeshii u danbaysay

Posted on January 14, 2018January 14, 2018 by Farah

Puntland iyo Somaliland ayaa ciidamadii ugu badnaa kusoo daabulay gobalka Sool gaar’ahaan duleedka tuulada Tukaraq oo ay xiisad dagaal ka… Sii akhri

Taariikhda muranka Puntland iyo Somaliland ee Gobalada Sool iyo Sanaag

Posted on January 10, 2018January 11, 2018 by Farah

Muran dhuleedka u dhexeeya Puntland iyo Somaliland ayaa soo jirey labaatan sano waxayna marar kala duwan ku dagaalameen degaano hoos… Sii akhri

Farmaajo iyo Khayre oo seefta galka kala baxay

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by Farah

Dawladda Soomaaliya oo u muuqata mid uu kusii yaraanaayo dul-qaadka kooxo isku xiran oo siyaasiyiin iyo xildhibaano ah oo doonayey… Sii akhri

Warbaahinta PUNTLAND POST oo 16-sano jirsatay

Posted on December 11, 2017 by Farah

Khuburo Soomaaliyeed oo ku noolaa Dalka Denmark ayaa 11kii Decembar-2001 asaasay warbaahinta PUNTLAND POST oo kamid ahayd kuwii ugu horeeyey… Sii akhri

Wasaaradda maaliyada Puntland oo horgeysay baarlamaanka miisaaniyada 2018

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by Farah

Wasaaradda maaliyada Dawlada Puntland ayaa horgeysay golaha wakiilada miisaaniyada cusub ee ay Dawladu ku shaqayn doonto sanadka soo-socda ee 2018.… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo markii ugu horaysay qiray in la kordhiyey khidmada dekadda Bosaso

Posted on December 2, 2017December 2, 2017 by Farah

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo u waramay Idaacada BBC laanteeda afka Soomaaliga ayaa markii ugu horaysay qiray… Sii akhri

Dekadda magaalada Bosaaso oo maalintii 4-aad xiran

Posted on November 30, 2017November 30, 2017 by Farah

Waxaa maalinkii 4-aad haawanaysa dekadda Magaalada Bosaaso oo ah isha dhaqaale ee ugu weyn degaanada Puntland kadib khilaaf soo dhex… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close