Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Wasiir Cawad oo la kulmay Ra’iisual wasaaraha Masar

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dawladda Federaalka Soomaaliya oo maalmahan ku sugnaa magaalada Qaahira ee dalka Masar… Sii akhri

Posted on April 22, 2019April 22, 2019 by Cowke

130 qof oo ku dhimatay qaraxyo ka dhacay dalka Sri Lanka

Posted on April 21, 2019April 21, 2019 by Cowke

6 qarax oo is xig xiga ayaa lagu weeraray saddex Kaniisad iyo saddex Hoteel oo ku yaala Caasimada Dalka Sri… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Booqday deegaano Al-Shabaab laga saraay G/Sh/Hoose

Posted on April 19, 2019April 19, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay deegaannadii dhawaan laga saarayAlshabaab ee Gobolka Sh/Hoose. Madaxweynaha… Sii akhri

Ciidamo aad u hubeysan oo lagu soo daadiyay wadooyinka Muqdisho

Posted on April 18, 2019April 18, 2019 by Cowke

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan kuwa Booliska ayaa saakay la soo dhigay wadooyinka muhiimka ah ee Muqdisho. Wadooyinka… Sii akhri

Taliska Booliska oo ka digay dibad baxyo ka dhaco Muqdisho

Posted on April 17, 2019April 17, 2019 by Cowke

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Cabdi Ameeriko ayaa ka hadlay dibad baxyo bari laga cabsi qabo in uu ka… Sii akhri

5 qof oo qaraabo ah oo caawa lagu dilay Muqdisho

Posted on April 17, 2019April 18, 2019 by Cowke

Wararka ka imaanaya Xaafada Kaabo Godey qeybta degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in halkaas caawa lagu laayay… Sii akhri

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku leh Muqdisho

Posted on April 17, 2019April 17, 2019 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta kulan ay ku yeeshaan xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulankaasi ayaa waxaa… Sii akhri

Ciidamada Booliska oo Toogtay shaqsi weeraray xarun ciidan Muqdisho

Posted on April 17, 2019April 17, 2019 by Cowke

Nin hubeeysan ayaa xalay waxa uu Bambaanooyin ku weeraray xarun ciidamada dowlada ay ku leeyihiin degmada warta Nabada ee Muqdisho.… Sii akhri

Soomaaliya iyo Ruushka oo kulan yeeshay

Posted on April 16, 2019April 16, 2019 by Cowke

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay maanta oo Isniin ah Magaalada Moscow… Sii akhri

Kulan Deg Deg ah oo looga hadlayay amniga oo ka dhacay Muqdisho

Posted on April 15, 2019April 15, 2019 by Cowke

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha dalka ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shirka amiga oo looga hadlay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close