Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Shir Gudoomiyay Kulan Ay Yeesheen Guddiga Dhaqaalaha Dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee guddiga dhaqaalaha dalka… Sii akhri

Posted on July 8, 2018 by Cowke

Ra’isilwasaare Kheyre oo Booqday dadkii ku dhaawacmay Weerarkii Muqdisho

Posted on July 8, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha ciidanka Booliiska ayaa xalay booqday cisbitaallada lagu… Sii akhri

Faahfaahin: Weerar lagu qaaday xarunta Wasaarada Arimaha Gudaha

Posted on July 7, 2018July 7, 2018 by Cowke

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso weerar dableey hubeeysan ay ku qaadeen xarunta wasaarada arimaha gudaha ee Muqdisho. Weerarkaan… Sii akhri

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Posted on July 7, 2018July 7, 2018 by Cowke

Qarax maqalkiisa si aad ah looga maqlay degmooyinka kala duwan ee Gobolka Banaadir ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Jabuuti

Posted on July 5, 2018July 5, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow gaaray Dalka Jabuuti. Madaxweyne Farmaajo iyo… Sii akhri

Dagaal ka socdo Xaradheero

Posted on July 4, 2018July 4, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya saaka Degmada Xaradheero ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi hadda uu ka socdo dagaal u… Sii akhri

Cabdi Kariin Qalbi Dhagax oo ku soo Wajahan Muqdisho

Posted on July 4, 2018 by Cowke

Warar lagu kalsoonaan karo oo ku soo dhacay Warqabadka Warbaahinta Puntland Post ee Muqdisho ayaa ku waramaya in Cabdikariin Sh… Sii akhri

Xarunta Koonfur Galbeed oo Laga Mamnoocay in ay haweenka Indho Shareer xirtaan

Posted on July 4, 2018July 4, 2018 by Cowke

Maamulka Degmada Baraawe Gobolka Sh/Hoose Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray amar ay haweenka kaga mamnoocayaan in ay xirtaan indha… Sii akhri

Madaxweynaha oo Casho Sharaf u Sameeyay Guddigii Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda

Posted on July 4, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  waxa uu Xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay casho sharaf Guddigii Qabanqaabada Munaasabadihii… Sii akhri

Qalbi-dhagax “Xarigeyga waxaa ka dambeysay Dowlada Soomaaliya”

Posted on July 3, 2018July 3, 2018 by Cowke

Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo dhowaan laga sii daayay xabsi ku yaala Dalka Itoobiya ayaa faahfaahin ka bixiyay cida Itoobiya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.