Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Golaha wasiirrada DFS oo ansixiyay Xeerar kala duwan

Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay xeerka xayiraadda lacagaha oo ay soo gudbisay… Sii akhri

Posted on September 2, 2018September 2, 2018 by Cowke

Faahfaahin Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on September 2, 2018September 2, 2018 by Cowke

faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo maanta ka dhacay… Sii akhri

DEG DEG:Rasaas Culus Oo Laga Maqlayo Degmada Huriwaa

Posted on September 1, 2018September 1, 2018 by Cowke

Rasaas Culus ayaa goordhaweyd laga Maqlay agagaarka Saldhig Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin Degmada Huriwaa ee Gobalka Banaadir. Maleeshiyaad Hubeysan… Sii akhri

Afar Sano ka Dib Dilkii Godane Maxaa Iska Badalay Awooda Al-shabaab

Posted on September 1, 2018September 1, 2018 by Cowke

Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa muujisay inay  wali ku xoogan tahay dalka Mar ka la… Sii akhri

War Deg Deg:-Qarax Goordhaweyd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Posted on September 1, 2018 by Cowke

Inta la xaqiijiyay labo askari oo ka tirsan Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ayaa dhaawacantay, kadib qarax gaari lagu dhajiyay oo goordhow… Sii akhri

Farmaajo oo la kulmay Xi Jinping

Posted on August 31, 2018August 31, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Wadahadallani… Sii akhri

Al-Shabaab oo weerartay Afgooye

Posted on August 31, 2018August 31, 2018 by Cowke

Kooxda Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose oo Muqdisho dhanka koofur kaga jirta 30-KM. Dadka… Sii akhri

Kheyre iyo Xasan Sheekh oo kulmay

Posted on August 31, 2018August 31, 2018 by Cowke

Ra’isilwasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay hooygiisa ku booqday Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Xasan Sheekh… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u Amba baxay Dalka Shiinaha

Posted on August 29, 2018August 29, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Shiinaha oo ay kaga… Sii akhri

Xaaf oo dhaliilay dowladda Soomaaliya

Posted on August 28, 2018August 28, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa eedeyn culus u jeediyay dowladda dhexe ee Soomaaliya. Xaaf oo shalay ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close