Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Nin Qurbaha ka yimid oo xaaskiisii ku dilay Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacday dhacdo aad looga murugooday islamarkaasina dadku ay aad u hadal… Sii akhri

Posted on September 16, 2018September 16, 2018 by Cowke

RW Kheyre iyo Gudoomiye Mursal oo Booqday Dhaawaca Xildhibaan Booroow

Posted on September 16, 2018 by Cowke

Ra’isilwasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Amb Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo ku xigeenka… Sii akhri

Soomaaliya oo laga reebay ka qeybgalka shirka Nabadeynta Itoobiyo iyo Ereteria

Posted on September 16, 2018September 16, 2018 by Cowke

Dowlada Sucuudiga ayaa wada qorshe lagu nabadeynayo wadamada dariska ah ee Itoobiya iyo Ereteria oo muddo colaad baahsan ay ka… Sii akhri

Xildhibaan Qarax Gaarigiisa loogu xiray Muqdisho

Posted on September 16, 2018 by Cowke

Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qarax gaarigiisa loogu xiray Goordhow oo caawa ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxaan ayaa… Sii akhri

Xaaf Maxuu ka yiri xil ka qaadis la sheegay in lagu sameeyay

Posted on September 15, 2018September 15, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Galabta ay sheegeen in Xildhibaano ku shiray Cadaado in ay xilka ka qaadeen… Sii akhri

Al-Shabaab oo soo bandhigay saanad ay sheegeen in ay ka soo furteen DFS

Posted on September 15, 2018September 15, 2018 by Cowke

Kadib weerar waabarigii saakay kooxda Al-shabaab ku soo qaadeen degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayey soo bandhigeen Agab ciidan oo… Sii akhri

Dagaal ka dhacay Degmada Marko

Posted on September 12, 2018September 12, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Degmada Marko ee xarunta Gobolka Sh/Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaasi uu ka dhacay… Sii akhri

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on September 10, 2018September 10, 2018 by Cowke

Qarax aad xoogan maqalkiisana si weyn looga maqlay ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxaan ayaa warar… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Furaya Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka

Posted on September 10, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Isniin ah 10-09-2018 lagu wadaa in uu furo kalfadhiga 4-aad… Sii akhri

Jubbaland oo hakisay Wada shaqeeyntii kala dhaxeeysay Dowlada Soomaaliya

Posted on September 10, 2018 by Cowke

Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in guud ahaan uu hakiyay xiriirkii kala dhaxeeyay dowlada Dhexe ee Soomaaliya. Wasiiru dowlaha Madaxtooyada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.