Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Xasan oo ku Baaqay in Si Deg Deg Ah loo Joojiyo Dagaalka Magaalada Gal-kacyo

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in mar kale sii… Sii akhri

Posted on October 7, 2016October 8, 2016 by Cowke

Dagaal u dhaxeeyo Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo ka socda

Posted on October 7, 2016October 7, 2016 by Cowke

Wararka Puntland Post Ay ka heleeyso magaalada Galakacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi waabarigii saakay… Sii akhri

6 Ruux oo isku Qooys ah oo ku Dhimatay Madaafiic ay Tuureen Ciidamada AMISOM

Posted on October 5, 2016 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in Madaafiic ay Tuureen Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom ee ku… Sii akhri

Madaxweynaha Somalia oo kulamo la qaatey qeybaha bulshada ee magaalada Baydhabo

Posted on October 4, 2016 by Cowke

Baydhabo, 4 October 2016 (Villa Somalia)—-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Baydhabo… Sii akhri

Al-Shabaab oo Soo Bandhigay Hub ay Ka qabsadeen Ciidamada AMISOM

Posted on October 4, 2016October 4, 2016 by Cowke

Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ku Soo Bandhigay Maanta Hub iyo Agab Milatari oo  ay sheegeen in… Sii akhri

Madaxweynaha Somalia oo ka hor yimid Go’aankii Culimada Ee Qoondada Haweenka

Posted on October 4, 2016October 4, 2016 by Cowke

Madaxaweynaha dowlada Federaal Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka Hor yimid hadalkii ka soo yeeray Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka oo sheegay markii 4aad laga yaabe in dib u dhacdo Doorashadu

Posted on October 3, 2016October 3, 2016 by Cowke

Guddiga Federaalka ee Hirgelinta Doorashooyinka dadban ayaa soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan goobta ay ka dhaceyso doorashada Xildhibaanada… Sii akhri

wafdi heer qaran ah oo u kuur galaya xaalada Shirka oo Gaaray Jowhar

Posted on October 3, 2016October 3, 2016 by Cowke

Wafdigan ka socday Hay’adda culimada Soomaaliya, gudiga Dastuurka ee Barlamaanka, Gudiga Arimaha gudaha ee Barlamaan, Gudiga Xaduudaha qaranka iyo gudiga… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baydhabo Gaaray

Posted on October 3, 2016 by Cowke

Baydhabo, 3 October 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho… Sii akhri

in Kabadan 50 Ruux oo ku Geeriyootay Rabshado ka dhacay Dalka Itoobiya

Posted on October 3, 2016October 3, 2016 by Cowke

Inta la xaqiijiyay 52-qof ayaa  dhimatay kadib isbuurasho ka dhacday dalka Itoobiya  xili booliisku ay xabado iyo gaaska dadka kaga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close