Dagaal u dhaxeeyo Ciidamada Gal-Mudug iyo kuwo Ahlusuno oo ka socdo Gudin-Labe
Wararka ka imaanaya deegaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in halkaas uu haatan ka socdo dagaal xoogan oo… Sii akhri
Wararka ka imaanaya deegaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in halkaas uu haatan ka socdo dagaal xoogan oo… Sii akhri
Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa maanta ku qarxay bartamaha suuqa loo yaqaano suuq Bacaad oo ku yaalla degmada… Sii akhri
Guddiga doorashada dadban ayaa dib ugu celiyey maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbland liiska Aqalka sare ee ay soo gudbiyeen. Guddiga… Sii akhri
Inta la xaqiijiyay 140 ruux oo ka mid ahaa dad ka qaybgalaayay tacsi ka socotay dalka Yemen ayaa geeriyooday kadib markii… Sii akhri
Waxaa lagu wadaaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Madaxda Soomaalida. Shirka Madasha Wadatashiga ayaa… Sii akhri
PP -Muqdisho:- Xalay xaafado ka agdhow garoonka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhacday Madaafiic gaar ahaan Hoobiyaal. in kabadan 5… Sii akhri
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ku wajahan Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe. Gudoomiye Jawaari ayaa qaban… Sii akhri
Muqdisho, 8 October 2016 (VIlla Somalia)——- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qabanqaabada doorashada taariikhiga… Sii akhri
Xaalada Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa degan kadib markii shalay uu dagaal Magaaladaas ku dhexmaray Ciidamo kala taabacsan maamulada… Sii akhri
PP-MUQDISHO: Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Degmada Yaaqshid ayaa xalay waxaa ka dhacay Fal aad looga Arga gaxo… Sii akhri