Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Dooni u Rarneyd Ganacsato Reer Puntland ah oo ku dagtay Xeebaha Bosaso

Wararka  ka imaanaya  Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari  ayaa ku waramaya in Dooni u rarneyd ganacsato Soomaali ah ay ku… Sii akhri

Posted on December 21, 2016December 21, 2016 by Cowke

Ilhaan Cumar oo soo Gaartay Dalka Lana kulantay Madaxweyne Xasan Sheekh

Posted on December 21, 2016December 21, 2016 by Cowke

Ilhaan Cumar oo Ah Gabar Soomaaliyeed oo Xubin ka ah Golaha Senate-ka Ee Dalka Mareykanka ayaa Booqasho ku timid dalkeeda… Sii akhri

Musharax Farmaajo oo Muqdisho soo Gaaray

Posted on December 20, 2016December 20, 2016 by Cowke

Musharax Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho se Caasimada Soomaaliya. Farmaajo oo ah musharax u taagan qabashada… Sii akhri

Ra’iisul wasaare CC oo Safar ololihiisa Musharxnimo ugu Amba baxay Kenya

Posted on December 20, 2016December 20, 2016 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa safar ugu amba baxay dalka Kenya. Wafdiga Ra’iisul wasaare Cumar… Sii akhri

Safiirkii Ruushka ee Turkiga oo la Toogtay

Posted on December 20, 2016December 20, 2016 by Cowke

Safiirka Ruushka ee Turkiga ayaa nin hubaysan uu ku toogtay magaalo madaxda Turkiga ee Ankara, isagoo booqanaya matxaf sawirro lagu… Sii akhri

Booliska Puntland oo Mamnuucay isticmaalka Bacaha madow ee Baabuurta

Posted on December 19, 2016December 19, 2016 by Cowke

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtey Taliska Ciidamada Booliska Puntland ee Garowe… Sii akhri

AMISOM oo Dad ku Xasuuqday Gobolka Sh/Hoose

Posted on December 19, 2016 by Cowke

Ciidamada AMISOM ayaa Dad Rayid ah oo Aan Waxba Galabsan ku Xasuuqay Gobolka Sh/Hoose Gaar ahaan Duleedka Degmada Qoryooleey. Ciidamda… Sii akhri

Manchester City oo afka Ciida u Dartay kooxda Arsenal Kadib Ciyaar Xiiso Badan

Posted on December 19, 2016December 19, 2016 by Cowke

Ciiyar xiiso badan oo katirsan Preimer League dalka Ingiriiska ayaa xalay dhexmartay kooxaha Manchester City iyo Arsenal, Manchester City ayaana guul… Sii akhri

Ciidamada Jubbaland iyo Al-Shabaab oo ku Dagaalamay Duleedka Kismaayo

Posted on December 18, 2016December 19, 2016 by Cowke

Ciidamada qalabka Sida ee Jubbaland oo kaashanaya dadka deeganka ayaa Hawlgalo la qorsheeyay shalay ka fuliyay deeganada Xeer-Xaani Kaamjaroon Golashimbi iyo… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo Shir Xasaasi ah la Yeesheen Golaha Wasiirada

Posted on December 18, 2016December 19, 2016 by Cowke

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Shir Gudoomiyay kulan aan caadi ahayn oo Golaha Wasiirada ay ka yeesheen Xaaladahii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close