Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo u duulay Dalka Sucuudiga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow ka duulay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wafdiga… Sii akhri

Posted on February 23, 2017February 23, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Kenya oo soo gaaray Muqdisho

Posted on February 22, 2017February 22, 2017 by Cowke

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru kenyata ayaa goordhaweyd soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Somaliya si uu ugu… Sii akhri

Madaxweynaha Jabuuti oo Magaalada Muqdisho soo gaaray

Posted on February 22, 2017February 22, 2017 by Cowke

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si uu ugu qeyb galo xafladda… Sii akhri

Raysal wasaaraha Ethopia Hailemariam Desalegn oo soo gaaray Muqdisho

Posted on February 22, 2017February 22, 2017 by Cowke

Wafddi uu Hogaaminaayo Raysal wasaaraha dalka Ethopia Hailemariam Desalegn ayaa goordhaweyd soo gaaray magaalada Muqdisho si uu uga qeyb galo… Sii akhri

Akhriso:-Jadwalka Xafladda Caleema-saarka Madaxweynaha Soomaliya

Posted on February 22, 2017February 22, 2017 by Cowke

Xafladda Caleema-saarka Madaxweynaha Soomaliya ayaa maanta ka dhacaysa Xarunta Afasiyooni ee degmada Waabari ee Gobolka banaadir. Haddaba hoos ka aqriso… Sii akhri

Wafuud ka qeyb-galeysa caleemasaarka madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho soo garaya

Posted on February 21, 2017February 21, 2017 by Cowke

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waaxa  laga dareemayaa Mashquul aad xoogan badan iyadoo saacadaha nagu soo aadan ay kusoo wajahan yihiin… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Axmed Madoobe

Posted on February 21, 2017February 21, 2017 by Cowke

Waxaa Xalay qasriga Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho kulan uu ku dhexmaray Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo… Sii akhri

Nabadoon wax ka soo dhisay Xildhibaanada Baarlamaanka oo lagu dilay Muqdisho

Posted on February 21, 2017February 21, 2017 by Cowke

Kooxo hubeysan ayaa xalay Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen Allaha u naxariistee Nabadoon Cabdi Cumar… Sii akhri

Wadooyinka Muqdisho oo guud ahaan Maanta Xiran

Posted on February 21, 2017February 21, 2017 by Cowke

Amar kasoo baxay Maamulka Gobolka Banaadir ee dowladda Soomaliya ayaa lagu sheegay in maanta oo Talaada ah  iyo bari oo Arbacadda… Sii akhri

Farmaajo:-“Qofkii soo sheega Gaari walxaha qarxa lagu sameynayo $100,000 ayaa Lagu Abaalmarin doonaa”

Posted on February 20, 2017February 20, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi maxamed (Farmaajo) oo xalay booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii shalay ka dhacay Xaafadda Kaawo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close