Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Abuu Mansuur oo Muqdisho laga soo dajinayo

Sheekh Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur oo Isku Dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in goordhow laga soo… Sii akhri

Posted on August 13, 2017August 13, 2017 by Cowke

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Kulan La Leh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur

Posted on August 13, 2017August 13, 2017 by Cowke

Degmada Xudur ee Gobolka bakool waxaa haatan ka socda kulan u dhaxeeya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo ka… Sii akhri

Iska hor imaad ka dhacay duleedka Gaalkacyo

Posted on August 12, 2017August 12, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobalka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar khasaaro dhaliyey ay rag hubaysan ku qaadeen qoys… Sii akhri

AKHRISO: Wararkii ugu Dambeeyay ee Doorashada Dalka Kenya

Posted on August 10, 2017August 10, 2017 by Cowke

Dalka Kenya ayaa waxaa wali ka socdo Doorashada Madaxweynaha dalka Kenya Gudoomiyaasha Gobolada Degmooyinka iyo Xildhibaanada. ilaa iyo hadda waxaa… Sii akhri

Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Arimo kala duwan looga hadlay

Posted on August 10, 2017August 10, 2017 by Cowke

PP-( Muqdisho)- Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada… Sii akhri

Koonfur Galbeed” Abuu Mansuur Waan ka Difaaceeynaa Al-Shabaab”

Posted on August 10, 2017August 10, 2017 by Cowke

Xili Shalay dagaal culus oo u dhaxeeyay Maleeshiyaad Daacad u ah Abuu Mansuur iyo Al-Shabaab ay ku dagaalameen Gobolka Bakool… Sii akhri

Agaasimaha Madaxtooyada oo Amray in laga guuro Xarunta Madaxtooyada

Posted on August 10, 2017August 10, 2017 by Cowke

Warqad ka soo baxday Xafiiska Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa lagu amray in laga guuro Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Amarkaan… Sii akhri

Kenyatta oo Wali Hogaaminaya Doorashada Kenya

Posted on August 10, 2017August 10, 2017 by Cowke

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa u muuqda inuu wali kaga horreeyo hogaamiyaha mucaaradka codadka ilaa iyo hadda la tiriyey… Sii akhri

In Ka Badan 50 Muhaajiriin ay Soomaali ku Jirto oo lagu daadiyey xeebaha Yemen

Posted on August 9, 2017August 10, 2017 by Cowke

Ha’ydaa Socdaalka Aduunka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano IOM ayaa goordhow sheegtay in ka badan 50 Muhaajiriin… Sii akhri

Taliyaha Booliska DF oo Gaadiid Ku Wareejiyay PUNTLAND iyo Gal-Mudug

Posted on August 9, 2017 by Cowke

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya JEN.  C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa maanta ilaa lix baabuur ku wareejiyay Maamuladda Galmudug iyo Puntland,kuwaaso… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close