Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

General Cerfiid “Waa la igu been abuurtay waxba kama ogeyn duqeeyntii Bariire”

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Axmad Jimcaale Geeddi “Cerfiid” ayaa xajiiqijay, in uusan waxba ka la socon weerarkii… Sii akhri

Posted on August 26, 2017August 26, 2017 by Cowke

Shir u dhaxeeya Dowlada Soomaaliya iyo Abuu Mansuur oo Muqdisho ka Furmay

Posted on August 22, 2017August 22, 2017 by Cowke

PP (Muqdisho)- Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka furmay shir u dhaxeeya  Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur iyo Dowlada… Sii akhri

Al-Shabaab oo qaraxyo iyo weeraro toos ah ku qaaday Afgooye

Posted on August 22, 2017August 22, 2017 by Cowke

Al- Shabaab ayaa xalay weerar waxa ay ku qaadeen degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose. Weerarkan ayaa waxa uu ku biloowday… Sii akhri

Donald Trump “Ciidamada Mareykanka waa ay sii joogi doonaan dalka Afghanistan”

Posted on August 22, 2017August 22, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in deg deg ku saaridda ciidanka dalkiisa ee ku sugan Afghanistan ay fursad siineyso… Sii akhri

Maxkmada sare ee Hindiya oo go’aan ka gaareysa furriinka Saddexda Dalqadood ah

Posted on August 22, 2017August 22, 2017 by Cowke

Maxkamadda ugu saraysa dalka Hindiya ayaa la filayaa inay go’aan ka gaarto furitaanka deg deg ah ee saddexda dalqadood mar… Sii akhri

Al-shabaab oo xaqiijiyay dhimashada Cali Maxamed Xuseen (Ali Jabal)

Posted on August 21, 2017August 21, 2017 by Cowke

Al-shaabab ayaa xaqiijisay dhimashada gudoomiyihii ugu magacownaa Gobolka Banaadir Cali Maxamed Xuseen (Cali Jabal) kaasi oo lagu dilay duqeyn ka dhacday… Sii akhri

Dagaal culus oo caawa ka socdo Degmada Afgooye

Posted on August 20, 2017August 21, 2017 by Cowke

War Deg Deg ah oo hadda naga soo gaaraya degmada Afgooye ayaa sheegaya in halkaasi uu hadda ka socdo dagaal… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka dhoofay Garooonka Muqdisho

Posted on August 20, 2017August 20, 2017 by Cowke

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ka dhoofay  garoonka Muqdisho. Madaxweynaha iyo wafdigiisa… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay in la joojiyo Colaada Buuhoodle

Posted on August 20, 2017August 20, 2017 by Cowke

PUNTLAND POST

Cali Osoble oo Dacwad u gudbinaya Wakiilada Beesha Caalamka

Posted on August 20, 2017August 20, 2017 by Cowke

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynihii xilka laga qaaday ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa  ku sugan Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya kadib… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close