Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeey dadkii lagu laayay Newzealand

Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey dadkii muslimiinta ah ee ku dhintay weerarkii ka dhacay… Sii akhri

Posted on March 16, 2019March 16, 2019 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyay shirka Africa Now

Posted on March 14, 2019March 14, 2019 by Cowke

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay shirka Africa Now. Hoos ka akhriso… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Kampala

Posted on March 12, 2019March 12, 2019 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kampala halkaas oo uu maanta ka furmayo shir looga hadlayo… Sii akhri

Ra’isilwasaare Kheyre oo gaaray Kismaayo

Posted on March 11, 2019March 11, 2019 by Cowke

Ra’isilwasaaraha xuukumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray goordhow magaalada Kismaayo. Xubno katirsan wasiirada Ra’isilwasaare Kheyre ayaa ku wehlinaya socdaalkaan… Sii akhri

AKHRISO: Magacyada muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku dhintay bur burkii Ethiopian Airline

Posted on March 11, 2019March 11, 2019 by Cowke

Ma jirto cid ka badbaaday diyaaradda Ethopia Air line oo shalay ku dhacday magaalada Bishoftu oo 60km u jirta caasimadda… Sii akhri

Ra’iisil wasaare Kheyre oo guddi u magacaabay Aaska Wasiirkii Dastuurka

Posted on March 9, 2019March 9, 2019 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiirro ah oo Aas Qaran u sameynaya allaha… Sii akhri

Madaxweyne farmaajo oo ka tacsiiyay geeridii wasiir Xoosh

Posted on March 8, 2019March 8, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qoyskii… Sii akhri

Haweeney lagu dilay Muqdisho

Posted on March 7, 2019March 7, 2019 by Cowke

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dil caawa ka dhacay degmadda Boondheere ee gobolka Banaadir gaar ahaan Xaafadda Maana Booliyo.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo dib dalka ugu soo laabtay

Posted on March 7, 2019March 7, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kaddib safarro uu ku tagay… Sii akhri

Soomaaliya iyo Kenya oo heshiis gaaray

Posted on March 6, 2019March 6, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa saaka wada hadallo mira dhal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close