Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Ra’isil wasaare Kheyre oo u duulay dalka Qadar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Qatar. Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa garooka… Sii akhri

Posted on June 1, 2019June 1, 2019 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeeybgalay shirka wadamada iskaashiga islaamka ee Makka

Posted on June 1, 2019June 1, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Meertada 14aad ee Shir-madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka kaasoo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u duulay Sucuudiga

Posted on May 29, 2019May 29, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada barakaysan ee Makka kaga qeyb gali doona Shir Madaxeedka Ururka… Sii akhri

Farmaajo” Soomaaliya laguma soo dhaco hadii ay jiri jireen madax aad ka shaki qabtaan Annaga shaki hanaga qabina”

Posted on May 27, 2019May 27, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa kulan la qaatay jaaliyada Soomaalida ee dalka Koonfur Afrika. Farmaajo oo kulankaasi qudbad… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u amba baxay South Afrika

Posted on May 24, 2019May 24, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Pretoria ee Caasimadda Dalka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Booqday Warshadda Qalabka Dhismaha Ciidamada Asluubta

Posted on May 23, 2019May 23, 2019 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqday Warshadda Qalabka Dhismaha oo ay dib u hawlgaliyeen Ciidamada Asluubta… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Wasiirka Arimaha gudaha SL Iyo Feysal Cali Waraabe oo Kulmay

Posted on May 23, 2019May 23, 2019 by Cowke

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin iyo hogaamiyaha xisbiga wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku kulmay magaalada Nairobi ee caasimada wadanka… Sii akhri

Dowlada Soomaalia oo war ka soo saartay go’aankii Kenya

Posted on May 22, 2019May 22, 2019 by Cowke

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aanadii uu dambeeyay ee qaadatay Dowladda Kenya,kuwaasi oo hoos u dhigay xiriirka Labada dal.… Sii akhri

Wasiirkii Arimaha dibada oo ku dhintay qarixii Muqdisho

Posted on May 22, 2019May 22, 2019 by Cowke

Waxaa sii kordhaya qasaarihii ka dhashay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Allaha u naxariistee Xuseen Ceelaabe Faahiye oo soo… Sii akhri

Wasiir Maareye” Al-Shabaab barakacayaal ayeey Muqdisho ku qarxiyeen”

Posted on May 22, 2019May 22, 2019 by Cowke

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa si kulul u cambaareeyey Qaraxii maanta ka dhacay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close