Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Dowladda Kenya oo Malaayihiin lacag ah dul-dhigtay xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab

Nairobi (PP) ─ Dowladda Kenya ayaa lacago duldhigtay siddeed nin oo ay sheegeen inay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab, kuwaasoo… Sii akhri

Posted on April 6, 2018April 6, 2018 by PP-Muqdisho

AKHRISO: Qodobbadii kala duwanaa ee looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya

Posted on April 5, 2018April 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirka Goloha Wasiiradda ee Xakuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir-goddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa… Sii akhri

Wasiirka Gaashaandhiga Uganda oo wax laga weydiinayo Askartii looga dilay Soomaaliya

Posted on April 5, 2018April 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wargeyska The Observer ee kasoo baxa dalka Uganda, ayaa qoray in guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka dalka Uganda,… Sii akhri

Taliyeyaasha Ciidamada oo lagu eedeeyay in aysan dhex-dhexaad ka ahayn xiisada taagan

Posted on April 5, 2018April 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaanada la baxay badbaadada Baarlamaanka DF oo xalay shir jaraa’id Muqdisho ku qabtay ayaa xusay in taliyeyaasha… Sii akhri

Tirada dadka Soomaaliyeed ee Waxyaalladu kasoo gaartay Qaraxyada oo la shaaciyay

Posted on April 4, 2018April 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 3,000 oo qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay kuna dhaawacmay Qaraxyadii dalka ka dhacay… Sii akhri

Xildibaanadii waday mooshinka ka dhanka ah Jawaari oo ka baxay Xarunta Baarlamaanka

Posted on April 4, 2018April 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaannadii Mooshinka ka keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa goor-dhaweyd ka baxay xarunta baarlamaanka Somalia,… Sii akhri

Gudoomiye Jawaari oo eedeeyay MD Farmaajo kana Dalbaday xukuumadda inay is-casisho

Posted on April 3, 2018April 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Muqdisho ayaa sheegay in… Sii akhri

ENG. YARISOW: Waxaan ka shaqeynaynaa soo celinta Adeegyada Caafimaadka Caasimadda

Posted on April 3, 2018April 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa maanta xariga ka jaray xarunta… Sii akhri

Xukuumadda Jarmalka oo ka dhawaajisay in ay Ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya

Posted on April 3, 2018April 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay in siddeed sano kaddib ay soo gaba-gabeysay hawlgalkii ay ku tababaraysay ciidamada Soomaaliya,… Sii akhri

Wargeys kasoo baxa Uganda oo sheegay in 46 Askari lagu dilay Weerarkii Buulo-mareer

Posted on April 3, 2018April 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wargeyska The Observer ee kasoo baxa dalka Uganda  oo soo xiganayay Wargeyska Guardian oo ayaa baahiyay in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close