Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Madaxweyne Madoobe oo u digay Hay’adaha ka hawl-gala deegaannada Jubbaland

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] ayaa hay’adaha samafalka ee ka Hawl-gala Deegaannada uu maamulkiisu… Sii akhri

Posted on May 22, 2018May 22, 2018 by PP-Muqdisho

Maamulka Muqdisho oo shaaciyay Qasaarihii ka dhashay Roobabkii ka da’ay Muqdisho

Posted on May 21, 2018May 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in roobabkii mahiigaanka… Sii akhri

Puntland iyo Somaliland oo loogu baaqay in ay joojiyaan Colaada u dhexeysa

Posted on May 21, 2018May 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa ugu baaqay Somaliland iyo… Sii akhri

R/W Khayre oo booqday dadkii ka badbaaday roobabkii iyo daadadkii ku dhuftay Muqdisho

Posted on May 21, 2018May 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa xalay kormeer ku tegay degmooyinka Xamarweyne, Boondheere, Warta-nabadda, Hodon iyo… Sii akhri

Keenyaanka Qurbo-joogta ku ah Afrika oo la sheegay in intooda badan joogaan Soomaaliya

Posted on May 21, 2018May 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Lucas Tumbo ayaa sheegay in Qurbo-joogta ugu badan ee Kenyaanka ah ee… Sii akhri

Hoggaamiyaha Al-shabaab oo weerar afka ah ku qaaday Madaxda DFS, Imaaraadka iyo…

Posted on May 20, 2018May 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Hoggaamiyaha Ururka Al-shabaab ee Soomaliya, Axmed Cumar Abu-Cubeyda ayaa hadal uu jeediyay ku weeraray dowladda Soomaaliya ee… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo daah-furay Imtixaanada shahaadiga ah ee Dalka

Posted on May 19, 2018May 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa daah-furay maanta Imtixaanaadka mideysan ee Shahaadiga ah Dugsiga Sare oo… Sii akhri

Ciidan gaar ah oo ilaaliya Shacabka Falastiin oo lagu baaqay in la sameeyo

Posted on May 19, 2018May 19, 2018 by PP-Muqdisho

Istanbul (PP) ─ Madaxda Dalalka Islaamka oo shir ku yeeshay Magaalada Istanbul ee dalaka Turkey ayaa ku baaqay in la… Sii akhri

Axmed Madoobe oo sheegay in Dowladda hada jirta ay ku socoto Waddadii Dowladdii Hore

Posted on May 18, 2018May 18, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [axmed Madoobe], ayaa ku laabtay Kismaayo ayaa sheegay inuu u arko… Sii akhri

Maxaad ka Taqaanaa Soomaaligii Gacanta weyn ka Geystay sii-dayntii Nelson Mandela?

Posted on May 18, 2018May 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xabsigii mudada dheer la galiyay Nelson Mandela ayaa ahaa dhacdadii ugu weyneyd Afrika qarnigii lasoo dhaafay, iyada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close