Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Itoobiya oo sheegtay inay dhisanayso ciidamo badda ah, iyadoo aan lahayn wax bad ah

Addis Ababa (PP) ─ Dowladda itoobiya oo aan lahayn Bad ayaa qorsheynaysa inay dhisato ciidanka Badda, kaddib markii ay dhameystirtay… Sii akhri

Posted on June 3, 2018June 3, 2018 by PP-Muqdisho

Gaadiid ay ku xiran yihiin Qalab Qarxyada ka hor-taga oo lagu Wareejiyay Booliska DFS

Posted on June 2, 2018June 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Talyaaniga ayaa taliska booliiska Soomaaliyeed ku wareejiyey maanta seddex baabuur oo labo ka mid ah ay… Sii akhri

Tababbar ku Saabsan Arrimaha Dastuurka oo Maanta ka furmay Magaalada Baydhabo

Posted on June 2, 2018June 2, 2018 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS iyo Wasaaradda Dastuurka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Baydhabo ka furay… Sii akhri

Dowladda Hoose ee Xamar iyo Shirkad Gaar ah oo iska kaashanaya Nadaafadda Muqdisho

Posted on June 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Injineer Yarisow) ayaa maanta ka qeyb galay furitaanka… Sii akhri

Kooxo hubeysan oo Askar iyo Qof shacab ah ku dilay Gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha

Posted on June 2, 2018June 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan saddex qof oo lab aka mid ah ay yihiin askar ka tirsan ciidamada Somalia ayaa… Sii akhri

Al-shabaab oo weerartay gaadiid kusii jeeday degmada Qurac-joome ee Gobolka Bakool

Posted on June 2, 2018June 2, 2018 by PP-Muqdisho

Xudur (PP) ─ Ururka Al-shabaab ayaa weerar ku aaday maanta gaadiid xamuul siday oo ku socday degmada Qurac-joome ee Gobolka… Sii akhri

Mareykanka oo sheegay inay tiro Al-shabaab ah ku dileen duqeymo ay ka geysteen Somalia

Posted on June 1, 2018June 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in duqeymo cirka ah oo ay diyaaradahoodu ka fuliyeen duleedka Muqdisho ay ku… Sii akhri

Dagaal dhimasho sababay oo Muqdisho ku dhex-maray Ciidamo ka Tirsan kuwa Dowlada

Posted on June 1, 2018June 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan shan askari ayaa lagu dilay tiro kalena way ku dhaawcmeen dagaal culus oo gellinkii dambe… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo: Al-shabaab Cadow kuma aha Shacabka Sooamaliyeed oo keliya

Posted on June 1, 2018June 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somaila, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maalin ka hor booqday Kenya ayaa hadal uu jeediyay ku sheegay… Sii akhri

DUQA MUQDISHO: Waxaan Mudnaan Siinayaan Gacan Qabashada Agoonta Soomaaliyeed

Posted on June 1, 2018June 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) oo la afuray Agoonta Gabdhaha (Xarunta Agoonta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close