Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga lagu aasaasayo Hay’adda Naafada Qaranka oo si gaar ah… Sii akhri

Posted on December 31, 2018 by PP-Muqdisho

Axmed Madoobe oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay inay la Dagaallamaan Al-shabaab

Posted on December 30, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoob], ayaa Maanta kormeer ku tagay qaar ka mid ah… Sii akhri

Kooxo hubeysan oo Degmada Afgooye ku dilay afar qof oo ay ku jirtay Haweeney Xaamilo ah

Posted on December 28, 2018 by PP-Muqdisho

Afgooye (PP) ─ Kooxo hubeysna oo aan haybtooda la gaaranayn, ayaa maanta degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ku dilay… Sii akhri

Kooxo hubeysna oo Ciidammo Booliis ahaa ku laayay mid ka mid ah Waddamada Afrika

Posted on December 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Toban askari oo booliis ah ayaa la dilay, saddex kalena dhaawcyo kala duwan ayaa soo gaaray, kddib… Sii akhri

Guddiga cusub ee Maaliyadda Baarlamaanka Soomaaliya oo doortay Guddoon cusub

Posted on December 26, 2018December 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho waxaa galabta ka dhacday doorashada guddoonka guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda iyo Qorsheynta ee… Sii akhri

Shirkii Golaha Wasiirrada DF ay Muqdisho ku yeesheen oo laga soo Saaray Amar Culus

Posted on December 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirka toddobaalaha ah ee tubta Arrimaha Bulshada oo maanta uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa… Sii akhri

Somalia oo ka mid noqotay Tiro dalal ah oo laga baqdin-qabo inay abaaro ku dhuftaan

Posted on December 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Warbixin dheer oo ay soo saareen Gudiiga Caalamiga ah ee badbaadada ee magacooda loosoo gaabiyo IRC ayaa… Sii akhri

Hay’ada ICG oo Warbixin Qoto-dheer ka Qortay Doorashadii Baydhabo iyo Mukhtaar Roobow

Posted on December 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Hay’adda ka-hortagga Xasaradaha Caalamiga ee ICG, ayaa waxay warbixin ka qortay mansabkiisii Al-shabaab ee Mukhtaar Roobow, isku-soo-dhiibistiisii… Sii akhri

Ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia oo si adag uga Hadlay Qaraxyadii Muqdisho

Posted on December 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Nicholas Haysom ayaa cambaareeyay Weerarradii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Muqdisho,… Sii akhri

TUULAX: Toddoba ka mid ah Askartii Ilaalada ii ahayd ayaa ku dhintay Qaraxyadii Maanta

Posted on December 22, 2018December 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir, Maxamed C/llaahi Tuulax ayaa ka hadlay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close