Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Kooxo hubeysan oo tiro dad ah ku Toogtay Dowlad-deegaanka Soomaalida – Itoobiya

Jigjiga (PP) ─ Ugu yaraan 11-qof oo shacab ah ayaa ku dhintay, afar kalena way ku dhaawacmeen gobolka Siti ee… Sii akhri

Posted on May 3, 2019May 3, 2019 by PP-Muqdisho

Jubbaland oo ku biirtay Maamulladii ka hor-yimid Ansixinta sharciga Doorashooyinka

Posted on May 3, 2019May 3, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Maamul-goboleedka Jubbaland ayaa ku biiray dowlad-goboleedyada kasoo horjeestay sharciga doorashooyinka oo shalay ay ku sansixiyeen Muqdisho golaha… Sii akhri

Golaha Wasiirrada DFS oo meel-mariyay laba sharci oo uu ku jiro midka doorashooyinka

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay ku ansixiyeen sharciga doorashooyinka Qaranka… Sii akhri

Mid kamid ah la-taliyeyaasha Kheyre oo sheegay in mucaaradka la siiyo tixgelin

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dr. C/raxmaan Macallin C/llaahi [Baadiyow] oo ka mid ah la-taliyeyaasha Ra’iisul Wasaaraha Dalka ee dhinaca dib-u-heshiisiinta ayaa… Sii akhri

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maanta Xariga ka jaray Warta Biyo-qabadka KM-4

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Inj. Yarisow) ayaa xariga ka jaray Warta Biyo-qabadka… Sii akhri

Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira oo soo saaray War-murtiyeed wadajir ah

Posted on May 1, 2019May 1, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho shan xisbi oo ka mid ah xisbiyada ugu miisaanka culus dalka… Sii akhri

Wasiirkii Warfaafinta Somalia oo sharraxay Sababihii keenay inuu xilkiisii iska-casilo

Posted on May 1, 2019May 1, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirkii Warfaafinta Somaila, Daahir Maxamuud Geelle oo xilka hayay muddo 11-bilood ah ayaa sheegay in sababo dhanka… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo Maanta lagu Wareejiyay gaadiidka la Dagaallama Dabka

Posted on April 30, 2019April 30, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa Midowga Yurub kala wareegay Gaadiid loogu… Sii akhri

Maxkamad xukuntay Dadkii lagu soo eedeeyay Dilkii iyo Gubiddii Marxuum Axmed Dowlo

Posted on April 30, 2019April 30, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukunno dil ah ku ridday saddex ka mid ah dadkii ku eedeysnaa dilkii… Sii akhri

Wasaaradda Boostada Dowladda Somalia oo dib ula soo Wareegtay Xaruntii Telefonnada

Posted on April 29, 2019April 29, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta Somalia ayaa dib ula wareegtay xaruntii Talefoonnada casriga ah ee Waddanka ee ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close