Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Muwaadiniinta Turkiga oo looga digay inay u safraan Mareykanka, Maxay tahay Sababta?

Ankara (PP) ─ Xukuumadda Turkiga ayaa uga digtay shacabkeeda inay ka taxadaraan safarrada ay ku aadayaan dalka Mareykanka sababo la… Sii akhri

Posted on January 12, 2018January 12, 2018 by PP-Muqdisho

Ciidamada DF oo Shaacisay magacyada Saraakiil Al-shabaab ka tirsan oo lagu dilay Hawlgal

Posted on January 11, 2018January 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ayaa sheegay inay dileen saraakiil ka tirsan Al-shabaab, kuwaasoo uu ku jiro sarkaal Ajnabi… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland iyo Wakiilka QM ee Arrimaha Somalia oo ku kulmay Hargeysa

Posted on January 10, 2018January 10, 2018 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada… Sii akhri

Degmooyinka Maamulka Galmudug ee uu booqanayo Madaxweynaha Somalia oo la Shaaciyay

Posted on January 10, 2018January 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqashadiisa Puntland kaddib safar ku tegi doona deegaannada maamulka Galmudug, isagoo… Sii akhri

Kooxo hubeysan oo Koonfurta Dalka Senegal ku dilay 13-ruux – Tiro kalena ku dhaawacay

Posted on January 7, 2018January 7, 2018 by PP-Muqdisho

Dakar (PP) ─ Kooxo hubeysan ayaa toogasho ku dilay ugu yaraan 13-qof, halka toddoba kalena ay ku dhaawaceen Sabtidii shalay… Sii akhri

TRUMP: Waxyaabaha ku qoran buugga la iga qoray waa kuwo dhaawac ku ah maamulkeyga

Posted on January 5, 2018January 5, 2018 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in buugga laga qoray ay ku jiraan eedo dhaawacaya maamulkiisa uuna yahay… Sii akhri

Golaha Wasiirrada Somalia oo isbedel lagu sameeyay iyo Wasiiirro Xilalkoodii Waayay

Posted on January 4, 2018January 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somalia, C/raxmaan Cumar Cismaan [Yariisow] ayaa sheegay in Raii’sul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre… Sii akhri

Dawladda waxaa ka go’an xoojinta Tayada & Tababarka Ciidamada Soomaaliya: RW Khayre

Posted on January 3, 2018January 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─  Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali khayre ayaa ka qayb galay munaasabad loo sameeyay dufcad ka mid ah… Sii akhri

RW Khayre oo ka Qayb-galay Xaflad lagu soo Bandhigayay Wax-qabadka W. Maaliyadda

Posted on January 3, 2018January 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay wax-qabadkeedii sanadlaha ahaa, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada ayaa ka… Sii akhri

Al-shabaab oo toogasho u dishay dhalinyaro ay ku eedeysay Basaasnimo

Posted on January 3, 2018January 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa Degmada Kurtun-waarey ee Gobolka Shabellaha Hoose ku toogatay shan ruux oo ay ku eedeeyeen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close