Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Maxkamadda sare oo diiddan qabsoomidda doorasho lagu wado inay berri ka dhacdo Jowhar

Muqdisho (PP) ─ Warar hoose oo laga helayo maxkamadda sare ee dalka ayaa xaqiijinaya in Maxkamaddu ay diiday doorashada kursi… Sii akhri

Posted on January 27, 2018 by PP-Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda DF oo kulankiisii ugu horreeyay la yeeshay Dhiggiisa Itoobiya

Posted on January 26, 2018January 26, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, Axmed Ciise Cawad ayaa kulankiisii ugu horreeyay kula yeeshay Xarunta dalka Itoobiya… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax-dhigay dhismaha Dekedda Hobyo ee Gobolka Mudug

Posted on January 23, 2018January 23, 2018 by PP-Muqdisho

Hobyo (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa dhagax-dhigay dhismaha Dekedda… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo loo Magacaabay Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somalia

Posted on January 21, 2018January 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xilka guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho… Sii akhri

AKHRISO: Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray Qoraal ku aadan dhulka Dowladda

Posted on January 20, 2018January 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray qoraal shalay kasoo baxay Xafiiska… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay colaada Tukaraq

Posted on January 20, 2018January 20, 2018 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Madaxwaynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa ka hadlay arrimo dhawr… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Degmada Balanballe

Posted on January 20, 2018 by PP-Muqdisho

Balanballe (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo… Sii akhri

MUQDISHO: Shil diyaaradeed oo Maanta ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde

Posted on January 20, 2018January 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ee Muqdisho, ayaa waxaa goor-dhaw ka dhacay shil-diyaaradeed oo aan sababin wax khasaare… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Guriceel

Posted on January 19, 2018January 19, 2018 by PP-Muqdisho

Guriceel (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/laahi Maxamed [Farmaajo] iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Guri-ceel ee Gobolka Galgaduud,… Sii akhri

Ciidammo isugu jira Soomaali iyo Ajnabi oo Weerar ka fuiyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Posted on January 19, 2018January 19, 2018 by PP-Muqdisho

Jowhar (PP) ─ Ciidamo isugu jira Mareykan iyo Somalia ayaa xalay hawl-gal qorsheysan ka fuliyay tuulada Jameeco Jiliyaale oo qiyaastii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close