Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo soo saaray amar horay loogu murmay

Muqdisho (PP) ─ Duqa cusub ee Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed [Filish[ ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo lacagaha la… Sii akhri

Posted on September 3, 2019September 3, 2019 by PP-Muqdisho

Dagaal culus oo ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab ku dhex-maray Gobolka Hiiraan

Posted on September 3, 2019September 3, 2019 by PP-Muqdisho

Buulo-burte (PP) ─ Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xalay ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, kaasoo u… Sii akhri

Wafdi uu hor-kacayo Khayre oo ku wajahan Xarunta Galmudug ee Dhuusa-mareeb

Posted on September 2, 2019September 2, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha Somalia, Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay maanta gaaraan Dhuusa-mareeb… Sii akhri

Qarax gaari oo ka dhacay Isgoys mashquul badan oo ku yaalla Magaalada Muqdisho

Posted on September 2, 2019September 2, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor-dhaw ku qarxay isgoyska ex-koontrool Afgooye ee magaalada Muqdisho, iyadoo… Sii akhri

Ciidammo hor leh oo ka tirsan AMISOM oo ku wajahan Magaalada Dhuusa-mareeb

Posted on September 1, 2019September 1, 2019 by PP-Muqdisho

Dhuusa-mareeb (PP) ─ Ciidammo cusub oo ka tirsan kuwa AMISOM, kana socda dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa inay maanta gaaraan… Sii akhri

Wasiir sheegay in Dowlada Soomaaliya aysan shacabka ka difaaci karin Al-shabaab

Posted on September 1, 2019September 1, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Maaliyadda Somalia, C/raxmaan Ducaale Bayle oo u warramayay wargeyska Washington Post ayaa sheega in DF aysan… Sii akhri

Ciidamada AMISOM oo la Wareegaya Amniga Xarumaha Muhiimka ah ee Dhuusa-mareeb

Posted on August 31, 2019August 31, 2019 by PP-Muqdisho

Dhuusa-mareeb (PP) ─ Ciidammo ka tirsan kuwa AMISOM oo ayaa lagu wadaa inay maanta gaaraan magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta gobolka… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay Tallaabada ugu horreysa ee uu qaadi doono

Posted on August 31, 2019August 31, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Cumar Maxamed Maxamuud [Filish], ayaa ka hadlay tallaabada ugu… Sii akhri

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Kormeeray Xafiisyada Dowlada Hoose, Xamar

Posted on August 29, 2019August 29, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kormeer ku tagey xafiisyada kala duwan… Sii akhri

Madaxeynaha Somalia oo khudbo ka jeediyay shirka Geeska Afrika ee Madasha TICAD

Posted on August 29, 2019August 29, 2019 by PP-Muqdisho

Yokohama (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka nabadda iyo xasiloonida Geeska Afrika ee qaybta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close