Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Faahfaahin dagaalkii Tukaraq ee Puntland iyo Somaliland

Dagaal la isku agdhacay sidii la isu dilayay muddo ka badan 5 saacadood oo xiriir ah ayaa maanta ku dhexmarey… Sii akhri

Posted on May 24, 2018May 25, 2018 by Liban Yusuf

Xildhibaan ka tirsan Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo

Posted on May 23, 2018May 23, 2018 by Liban Yusuf

Xildhibaan Cabdixakiim Daahir Macalin oo kamid ahaa mudanayaasha Baarlamaanka Puntland ayaa caawa kooxo hubeysan ku dileen magaalada Gaalkacyo ee xarunta… Sii akhri

Muqdisho: shaqsiyaad been abuur sameynayey oo loo gudbiyey hay’adaha garsoorka iyo Amniga

Posted on May 22, 2018 by Liban Yusuf

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa u digay shaqsiyaadka ku howllan sameynta sharciyada… Sii akhri

Tukaraq: Puntland oo qabatay gaari iyo askar ka tirsan Somaliland

Posted on May 20, 2018May 20, 2018 by Liban Yusuf

Wararka laga helayo Aaga Tukaraq oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Somaliland iyo Puntland oo maalmo ka hor halkaas dagaal culus… Sii akhri

Lix qof oo ku geeriyooday roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Muqdisho

Posted on May 20, 2018May 20, 2018 by Liban Yusuf

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiey xaaladda saameynta roobabkii xalay ilaa iyo… Sii akhri

Boqor Buur Madow oo mar kale la xakumay

Posted on May 20, 2018May 20, 2018 by Liban Yusuf

Maxkamadda rafcaanka Hargeysa ee Somaliland ayaa maanta saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Boqor Buur… Sii akhri

Golaha Xukuumadda Puntland oo yeeshay shir deg deg ah, maxaa ka soo baxay?

Posted on May 19, 2018May 19, 2018 by Liban Yusuf

Shir deg deg ah oo ay maanta yeesheen Golaha Xukuumadda Puntland uuna shir guddoominayay Madaxweyne Cabdiwali Gaas ayaa looga hadlay… Sii akhri

Madaxweyne Gaas:- “Shacabka Puntland waa in ay u diyaar garoobaan dagaal dheeraanaya”

Posted on May 17, 2018May 17, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa ka hadlay… Sii akhri

Atletico Madrid oo ku guuleysatay koobka labaad ee kooxaha Yurub

Posted on May 17, 2018May 17, 2018 by Liban Yusuf

Kooxda Atletico Madrid ee ka dhisan dalk Spain ayaa xalay ku guuleysatay koobka labaad ee kooxaha Yurub ee UEFA Europa… Sii akhri

Tukoraq: Puntland oo dib uga soo baxday goobo ay shalay ka qabsatay Somaliland

Posted on May 16, 2018May 16, 2018 by Liban Yusuf

Warar madax banaan oo ay warbaahinta PUNTLAND POST ka helayso Aaga Tukoraq oo shalay dagaal culus ku dhexmarey ciidamo kala… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close