Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

DFS oo sheegtay in ay qalab caafimaad gaysay Hargeysa

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka internetka kaga qeyb galay shirka joogtada ah ee Guddiga Qaran ee… Sii akhri

Posted on May 7, 2020May 7, 2020 by Liban Yusuf

Kiisaska Karoona ee Somaaliya oo gaaray 835

Posted on May 5, 2020May 5, 2020 by Liban Yusuf

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in gobalka Banaadir, Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland, laga diiwaan geliyay xaalado cusub oo COVID-19 ah. Wasiirka Caafimaadka… Sii akhri

Diyaarad lagu soo riday degmo ka tirsan Koonfur Galbeed

Posted on May 5, 2020May 5, 2020 by Liban Yusuf

Inta la hubo afar qof ayaa ku dhintay diyaarad lagu soo diray degmada Bardaale ee gobolka Bay. Diyaarada oo sida… Sii akhri

JUBALAND AGREEMENT RAISED QUESTIONS ABOUT AHMED MADOBE’S LEGITIMACY

Posted on May 4, 2020May 9, 2020

Kismayo ( PPM) —  In 2009 when Al-shabaab captured Kismayo, Ahmed Mohamed Islam (aka Ahmed Madobe), then a senior Hizbul… Sii akhri

Puntland oo laga diiwaan galiyey kiisas cusub oo COVID-19

Posted on May 3, 2020May 3, 2020 by Liban Yusuf

Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa caawa shaacisay 7 bukaan oo maanta laga helay xanuunka COVID-19. Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Puntland Cabdinaasir… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo baaq u dirtay suxufiyiinta Soomaaliyeed

Posted on May 3, 2020May 3, 2020 by Liban Yusuf

Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa maanta ugu baaqay suxufiyiinta Soomaaliyeed… Sii akhri

Baarlamaanka Jubbaland oo aqbaly codsi uga yimid madaxweynaha

Posted on May 3, 2020May 3, 2020 by Liban Yusuf

Baarlamaanka Jubbaland ayaa maanta aqbalay codsi uga yimid madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) kaas oo ahaa in… Sii akhri

Soomaaliya: Kiisaska Karoona oo aad u kordhay

Posted on May 2, 2020May 2, 2020 by Liban Yusuf

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in dalka laga diiwaan geliyay 70 xaalado cusub oo COVID-19. Sedax bukaan ayaa cudurka ugu geeriyooday… Sii akhri

Turkiga oo mar labaad deeq caafimaad soo gaarsiiyey Soomaaliya

Posted on May 2, 2020May 2, 2020 by Liban Yusuf

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshad dowladda Federaalka Soomaaliya, Fawsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta oo Sabti ah guddoontay shixnad kaalmo caafimaad… Sii akhri

Wafdi ka socda DFS iyo saddex diyaaradood oo Gargaar sida oo soo gaaray Puntland

Posted on May 1, 2020May 2, 2020 by Liban Yusuf

Saddex diyaaradood oo gargaar sida oo ay wadeen wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Jamce ah ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close