Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Jaamacadda Carabta oo taageero u muujisay shirkii Jabuuti

Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Abuu Al-Qeyd ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay dadaallada Madaxweynaha Jabuuti Ismacil Cumar… Sii akhri

Posted on June 19, 2020June 19, 2020 by Liban Yusuf

Somaliland oo ka hadashay meyd lagu gubay Hargeysa

Posted on June 19, 2020June 19, 2020 by Liban Yusuf

Somaliland ayaa markii u horaysay ka hadashay meyd maalmo ka hor lagu gubay duleedka Waqooyi ee magaalada Hargaysa, arrintaas oo… Sii akhri

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo ka hadlay weriyeyaal lagu xiray Somaliland

Posted on June 19, 2020June 19, 2020 by Liban Yusuf

Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray saddex weriye oo lagu xirtay Somaliland. Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa magaalooyinka… Sii akhri

Maxaa ka soo baxay shirkii Jabuuti?

Posted on June 18, 2020June 18, 2020 by Liban Yusuf

Guddigii farsamada wadahadalada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ee ka socday dalka Jabuuti ayaa goordhaweyd soo gebageboobay. Shirka waxaa ka… Sii akhri

Ilhaan Cumar aabaheed oo geeriyooday

Posted on June 16, 2020June 16, 2020 by Liban Yusuf

Nuur Cumar Maxamed oo ahaa aabaha Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Congress-ka Mareykanka ayaa ku geeriyooday magaalada Minneapolis… Sii akhri

Maxay yihiin Guddiga farsamo ee loo xilsaaray wadahadalada DFS iyo Somaliland?

Posted on June 15, 2020June 15, 2020 by Liban Yusuf

Shirka dalka Jabuuti uga socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa galay maalintii labaad. Shirka waxaa maanta lagu wareejiyay Guddi… Sii akhri

Beesha Caalamka oo soo dhaweysay soo jeedintii Farmaajo ee shir wadatashi

Posted on June 15, 2020June 15, 2020 by Liban Yusuf

Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay casuumadii uu Madaxweyne Farmaajo u fidiyay Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka… Sii akhri

Maxay Jubbaland ka tiri aqoonsiga KMG ee Federaalka?

Posted on June 14, 2020June 14, 2020 by Liban Yusuf

Jubbaland ayaa sharci darro ku tilmaantay war maanta ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu sheegay in Madaxweyne ku… Sii akhri

Boosaaso oo loo qeybiyay Afar xaafadood

Posted on June 13, 2020June 13, 2020 by Liban Yusuf

Degmada Boosaaso ayaa maanta oo Sabti ah laga daahfuray barnaamij loogu magacdaray maamul daadejin oo magaalada loogu qeybiyay Afar xaafadood… Sii akhri

Guddi loo magacaabay isu-keenista Madaxda heer Federaal iyo heer dowlad goboleed

Posted on June 13, 2020June 13, 2020 by Liban Yusuf

Waraaq ka soo baxay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi ayaa lagu magacaabay Guddi isu-keena Madaxda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close