Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Agaasimihii warfaafinta madaxtooyada oo xil cusub loo magacaabay

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Cabdinuur Maxamed Axmed u magacaabay agaasime ku xigeenka guud ee madaxtooyada. Wareegto… Sii akhri

Posted on September 10, 2020September 10, 2020 by Liban Yusuf

Madaafiic lagu garaacay agagaarka Villa Somalia

Posted on September 10, 2020September 10, 2020 by Liban Yusuf

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa hoobiyeyaal lagu garaacay qeybo kamid degmooyinka Banaadir. In ka badan 10… Sii akhri

Kulan hordhac ah oo ka dhacay Villa Somalia

Posted on September 10, 2020September 10, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan qado sharaf ah ku maamuusay madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo guddoomiyaha… Sii akhri

Golaha wasiirada xil-gaarsiin oo meel mariyey sharciyo

Posted on September 10, 2020September 10, 2020 by Liban Yusuf

Golaha wasiirrada xil-gaarsiin ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen ku meel mariyey hindise sharciyeedka dhismaha hey’adda diiwaan gelinta iyo… Sii akhri

Waare: Ma aqbalayno wax aan ahayn go’aankii Dhuusamareeb 3

Posted on September 9, 2020September 9, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo Galmudug Axmed Qoorqoor iyo Maxamed Cabdi Waare ayaa eedeyn u jeediyay madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug. Madaxweynaha Hirshabeelle… Sii akhri

Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle oo shir uga furmay Baydhabo

Posted on September 9, 2020September 9, 2020 by Liban Yusuf

Magaalada Baydhabo ayaa goordhaweyd shir uga furmay madaxda dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug. Shirkan oo ah mid hal… Sii akhri

Goormuu furmayaa shirka federaalka iyo dowlad goboleedyada ee Muqdisho?

Posted on September 8, 2020September 8, 2020 by Liban Yusuf

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay xiliga uu furmayo shirka dowladda federaalka iyo dowladda goboleedyada ee Muqdisho. Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur… Sii akhri

Golaha wasiirada xil-gaarsiin oo guddi meel mariyey

Posted on September 7, 2020September 7, 2020 by Liban Yusuf

Golaha wasiirada xil-gaarsiin ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen ku meel mariyey guddiga madaxa bannaan ee la-dagaallanka musuq-maasuqa. Guddigan… Sii akhri

Xeer-ilaaliyaha Qaranka: Bahda caddaaladda lama iibsan karo

Posted on September 7, 2020September 7, 2020 by Liban Yusuf

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in aysan iib ahayn bahda caddaaladda, islamarkaasna aysan jirin cid… Sii akhri

Puntland: 40 qof oo laga helay Covid-19

Posted on September 6, 2020September 6, 2020 by Liban Yusuf

Wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in saacadihii ugu dambeeyay degaannada Puntland laga helay 40 xaaladooda oo Covid-19. War… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close