Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Meydadka dad lagu laayay Bariire oo lagu soo bandhigay Mudhisho

Maanta galinkii danbe waxaa magaalada Muqdisho la keenay Meydadka ilaa 9 qof oo la sheegay in ay shacab ahaayeen, kuwaas… Sii akhri

Posted on August 26, 2017August 26, 2017 by Liban Yusuf

FAALLO: Dal Beec ah iyo dadkiisoo Gaajeysan

Posted on August 25, 2017August 25, 2017 by Liban Yusuf

Burburkii dowladii dhexe ee Soomaaliya waxaa laga joogaa muddo ka badan 27 sano. Intaa wixii ka dambeeyey Soomaaliya waxay soo… Sii akhri

Cristiano Ronaldo oo ku guuleystay Abaal marinta Yurub

Posted on August 25, 2017August 25, 2017 by Liban Yusuf

Laacibka kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaal marinta xidigii ugu fiicnaa Qaaradda yurub xilli… Sii akhri

Wasiirka Dastuurka “Muddo yar gudaheed ayaan waxqabad muuhiim ah ku qabannay”

Posted on August 24, 2017 by Liban Yusuf

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka ku… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo soo gaba gabeeyey booqashadii Masar

Posted on August 22, 2017August 22, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaba gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay dalka… Sii akhri

Wasiirkii hore ee duulista Hawada iyo garoomada Puntland oo xilkii wareejiyay

Posted on August 22, 2017August 22, 2017 by Liban Yusuf

Munaasabad uu xilka ku wareejinayay wasiirkii hore ee  duulista hawada iyo garoomada Puntland, Xasan Xaaji Siciid, ayaa  lagu qabtay gudaha… Sii akhri

Bandhig dhaqameed lagu qabtay Dhahar

Posted on August 22, 2017August 22, 2017 by Liban Yusuf

Bandhig dhaqameed uu soo qabanqabiyay Ururuka HEEGAN DEVELOPMENT ORGANIZATION ayaa shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Dhahar. Badhigan oo ka koobnaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo iyo Sheekha Al-Azhar oo ka wada hadlay deeqaha waxbarashada iyo dabargooynta xagjirnimada

Posted on August 21, 2017August 21, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinkii labaad booqasho ku jooga dalka Masar ayaa maanta tagay Xarunta Al-Azhar… Sii akhri

Dowladda Federaalka oo go’aan ka gaartay khilaafka siyaasadeed ee Hirshabeelle

Posted on August 20, 2017August 20, 2017 by Liban Yusuf

Wasaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda Soomaaliya ayaa go’aan ka gaartay khilaafka siyaasadeed ee maamulka Hirshabeelle. War… Sii akhri

Iska hor imaad ka dhacay Buuhoodle

Posted on August 19, 2017August 19, 2017 by Liban Yusuf

Iska hor imaad la sheegay in uu u dhexeeyo dad shacab ah iyo ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa maanta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close