Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Warbixin:- Dhacdooyinkii ugu waaweynaa Soomaaliya sanadkii tagey 2017

Dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee gudaha dalka soomaaliya sanadkii tagey ee 2017 ka dhacay ayaa isu jiray dhacdooyin siyaasadeed, weeraro iyo weliba… Sii akhri

Posted on January 1, 2018January 2, 2018 by Liban Yusuf

Shirkadda Dalkom oo daahfurtay adeegyo cusub oo la xiriira baahiyaha Tecknoologiyadda

Posted on December 31, 2017December 31, 2017 by Liban Yusuf

Shirkadda Dalkom Soomaaliya oo horay dalka uga hirgelisey adeegga viber Optiga  ayaa waxa ay daahfurtay adeegyo cusub oo baahiyihii tecknoologiyadda… Sii akhri

Hay’adda Maamul wanaagga Puntland oo amaantay Maamulka Dowladda hoose ee Garowe

Posted on December 24, 2017December 24, 2017 by Liban Yusuf

Hayadda Astaynta Maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa dowladda Puntland ayaa ku ammaantay dadaalka  iyo Laba kaclaynta ay wadaan masuuliyiinta… Sii akhri

Thaabit Cabdi: Kubbadda cagta waxaan ku gaarnay Is-dhex-gal Bulsho

Posted on December 23, 2017December 23, 2017 by Liban Yusuf

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cadi Maxamed ayaa hambalyo u diray xulka kubbadda cagta dowlad goboleedka Jubaland oo… Sii akhri

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) oo burburay

Posted on December 18, 2017December 19, 2017 by Liban Yusuf

Ururka ay ku mideysan yihiin Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa burburay, kadib markii uu lumiyay aqoonsigii Wasaaradda Warfaafinta Puntland. Qoraal ay… Sii akhri

Akhriso:- Muuse Biixi oo magacaabay Golihiisa Wasiirada

Posted on December 14, 2017December 14, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muse Biixi  Cabdi oo shalay xilka loo dhaariyay ayaa maanta magacaabay xubnaha Golaha Wasiirada ee Xukuumaddiisa.… Sii akhri

17 Askari oo ku dhintay weerar ka dhacay Muqdisho

Posted on December 14, 2017December 14, 2017 by Liban Yusuf

Weerar Ismiidaamin ah oo khasaare dhimasho iyo dhaawac sababbay ayaa saaka lagu qaaday Dugsiga tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee General… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo dejinaya qorshihii ay mar kale ku soo noqon lahayeen!!

Posted on December 12, 2017December 12, 2017 by Liban Yusuf

Baarlamaanka Dawlada Puntland waa mid kamida tirarka sadexda ee ay ku dhisan tahay dawladnimada Puntland wuxuuna ka kooban yahay 66-mudane… Sii akhri

Isku Aadka Wareega 16-ka ee Champions League-ga oo la sameeyay

Posted on December 11, 2017December 11, 2017 by Liban Yusuf

Magaalada Nyon ee dalka Switzerland waxaa goordhaweyd ka dhacay isku Aadka Wareega 16-ka tartanka kooxaha horyaalada QaaradaYurub ee UEFA Champions… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo sheegtay in 2,078 qof oo rayid ah ay sanadkan ku dhinteen Soomaaliya

Posted on December 10, 2017December 10, 2017 by Liban Yusuf

Warbixin ay maanta soo saartay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Colaadda hubaysan ee Soomaaliya ay weli khasaare culus u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close