Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Dil ka dhacay Gaalkacyo

Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa caawa lagu dilay nin rayid ah oo lagu magacaabo Siciid Jaamac Maxamed, loona garan-ogaa (Siciid Maradona).… Sii akhri

Posted on October 10, 2020October 10, 2020 by Liban Yusuf

Mudaharaad ka dhacay Badhan

Posted on October 9, 2020October 9, 2020 by Liban Yusuf

Qaar kamid ah shacabka degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa maanta oo Jamce ahayd mudaharaad cabasho ah ka dhigay degmadaas.… Sii akhri

Next Africa: A chance to be heard

Posted on October 9, 2020October 9, 2020

Ngozi Okonjo-Iweala’s advance to the final selection round for director-general of the World Trade Organization gives Africa a chance to have a say in… Sii akhri

Puntland oo dabooshay xogta Covid-19 iyo khatar ka jirta xarunta guud ee lagu baaro

Posted on October 8, 2020October 8, 2020 by Liban Yusuf

Cudurka Coronavirus ayaa si weyn ugu soo laba kacleeyay degaanada Puntland, waxayna dowladdu dabooshay xaqiiqooyinka ku saabsan xanuunkaas, kadib markii… Sii akhri

Dr. Cali Khaliif Galeydh oo geeriyooday

Posted on October 8, 2020October 8, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul wasaarihii hore Soomaaliya Cali Khaliif Galeydh ayaa goordhaweyd ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee xarunta maamul degaanka Soomaalida Itoobiya. Cali… Sii akhri

Maxaa ka jira in la siidaayay dhakhaatiir u afduubnaa Al-shabaab?

Posted on October 7, 2020October 7, 2020 by Liban Yusuf

Dowladaha Soomaaliya, Cuba iyo Kenya ayaa beeniyay in la siidaayay labo dhakhtar oo dalka Cuba u dhashay, kuwaas oo u… Sii akhri

Askar lagu laayay Shabeellaha Dhexe

Posted on October 7, 2020October 7, 2020 by Liban Yusuf

Ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin dowladda federaalka Soomaaliya ayaa weerar miino lagula eegtay gobolka Shabeellaha Dhexe. Gaari ay… Sii akhri

Xaliimo Yarey oo weli xisbiyo magac u yaal ah diiwaangelinaysa

Posted on October 7, 2020October 7, 2020 by Liban Yusuf

Guddiga doorashooyinka madaxa bannaan ee xiligoodu dhamaaadka ku dhow yahay ayaa maanta shahaadooyin ku-meel-gaar ah guddoonsiiyey Lix (6) xisbi oo… Sii akhri

Axmed Madoobe oo shuruud adag ku xiray doorasho xildhibaano federaal oo ka dhacda Garbahaarey

Posted on October 6, 2020October 6, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shuruud adag ku xiray doorashada xildhibaanada federaalka ee la qorsheeyay inay ka… Sii akhri

Warbaahinta dowladda oo la sheegay inay u guurtay mid dadweyne

Posted on October 6, 2020October 6, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in warbaahintii dowladda laga dhigay warbaahinta dadweyne oo si siman ugu adeegi doonta bulshada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close