Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Maxaa ka jira in la siidaayay dhakhaatiir u afduubnaa Al-shabaab?

Dowladaha Soomaaliya, Cuba iyo Kenya ayaa beeniyay in la siidaayay labo dhakhtar oo dalka Cuba u dhashay, kuwaas oo u… Sii akhri

Posted on October 7, 2020October 7, 2020 by Liban Yusuf

Askar lagu laayay Shabeellaha Dhexe

Posted on October 7, 2020October 7, 2020 by Liban Yusuf

Ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin dowladda federaalka Soomaaliya ayaa weerar miino lagula eegtay gobolka Shabeellaha Dhexe. Gaari ay… Sii akhri

Xaliimo Yarey oo weli xisbiyo magac u yaal ah diiwaangelinaysa

Posted on October 7, 2020October 7, 2020 by Liban Yusuf

Guddiga doorashooyinka madaxa bannaan ee xiligoodu dhamaaadka ku dhow yahay ayaa maanta shahaadooyin ku-meel-gaar ah guddoonsiiyey Lix (6) xisbi oo… Sii akhri

Axmed Madoobe oo shuruud adag ku xiray doorasho xildhibaano federaal oo ka dhacda Garbahaarey

Posted on October 6, 2020October 6, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shuruud adag ku xiray doorashada xildhibaanada federaalka ee la qorsheeyay inay ka… Sii akhri

Warbaahinta dowladda oo la sheegay inay u guurtay mid dadweyne

Posted on October 6, 2020October 6, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in warbaahintii dowladda laga dhigay warbaahinta dadweyne oo si siman ugu adeegi doonta bulshada… Sii akhri

Maxaa la isugu beegay qabashada tartanka kubbadda cagta DG iyo G/Banaadir iyo doorashada 2020/2021?

Posted on October 3, 2020October 3, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhammaadka sanadkan ay qaban doonto tartanka kubbadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo… Sii akhri

Nuxurka khudbadii Farmaajo ka jeediyay heshiiskii Suudaan

Posted on October 3, 2020October 3, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda dhaqan-gelinta heshiiska nabadeed ee u dhaxeeya dowladda Suudaan… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo codsi u diray Beesha Caalamka

Posted on October 3, 2020October 3, 2020 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray faafinta iyo dhaqangalinta heshiiskii siyaasadeed ee doorashooyinka 2020/2021. Ra’iisul Wasaare Rooble… Sii akhri

Deni: Waxaa soo idlaatay walwal badan oo laga qabay doorashooyinka

Posted on October 2, 2020October 2, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo muddo bil ah Muqdisho u joogay geedi socodka doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta safar gaar… Sii akhri

Doodii ugu horreysay oo dhexmartay labada musharax ee doorashada Mareykanka

Posted on September 30, 2020September 30, 2020 by Liban Yusuf

Dood adag ayaa dhexmartay madaxweynwha Mareykanka Donald Trump iyo ninka ay ku tartami doonaan doorashada soo socota ee Joe Biden.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close