Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Gambool

Suudaan oo dalbatay in bartamaha 2020 ciidamada qaramada laga saaro Dafur.

Dowladda Suudaan oo xilligaan soo afmeertay khilaafkii siyaasadeed ee ka taagnaa bilihii ugu dambeeyey ayaa markaan dalbatay in laga saaro… Sii akhri

Posted on August 27, 2019August 27, 2019 by Gambool

Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland oo maanta safar ugu baxay Muqdisho

Posted on August 27, 2019August 27, 2019 by Gambool

Guddoomiyaha baarlamaanka dowladda Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhooba-daareed) ayaa maanta safar ugu baxay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Inkastoo… Sii akhri

Hogaamiyaha Hong Kong: Qalalaasaha sii xoogaysanaya uma dulqaadan doono

Posted on August 27, 2019August 27, 2019 by Gambool

Hogaamiyaha Hong Kong, Carrie Lam ayaa shaaca ka qaaday in dowladdeedu ay dulqaad eber ah 0% ka leedahay qalalaasaha ka… Sii akhri

Madaxweynaha dowladda Puntland oo u safray wadanka Itoobiya.

Posted on August 26, 2019August 26, 2019 by Gambool

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka dibaddiisa, gaar agaan dalka Itoobiya oo uu… Sii akhri

Senator Cabdi-qaybdiid oo sheegay in madaxda DFS aysan ka qayb qaadan dhammaystirka dastuurka.

Posted on August 26, 2019August 26, 2019 by Gambool

Guddoomiyaha guddiga labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya u qaabilsan la socodka dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya Cabdi Xassan Cawaale… Sii akhri

Alshabab oo xalay weeraray taliskii AMISOM iyo ciidanka dowladda ee Buulo-burde.

Posted on August 26, 2019August 26, 2019 by Gambool

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo xalay degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ku dhexmaray AMISOM, ciidanka… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka Puntland oo guddoon cusub doortay.

Posted on August 25, 2019August 25, 2019 by Gambool

Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa magaalada Garoowe ku doortay guddoomiye, guddoomiye ku-xigeen iyo afhayeen cusub oo kala… Sii akhri

Madaxweyne Deni: Puntland waxay diyaar u tahay martigelinta shirka Somaliland iyo Soomaaliya

Posted on August 25, 2019August 25, 2019 by Gambool

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay arrimaha siyaasadeed ee Soomaaliya, wadahadalada Soomaaliya iyo Soomaaliland, khilaafka DFS iyo… Sii akhri

Xildhibaan katirsan Somaliland oo u hambalyeyey Axmed Madoobe kana codsaday inuu caleema saarkiisa ku casumo.

Posted on August 25, 2019August 25, 2019 by Gambool

Xildhibaan Naasir Cali Shire oo katirsan barlamaanka Somaliland ayaa hambalyo iyo ammaan u diray madaxweynaha dib loo doortay ee Jubbaland… Sii akhri

Saraakiisha ciidanka Ahlusuna oo digniin u diray madaxda DFS.

Posted on August 25, 2019August 25, 2019 by Gambool

Taliska ciidamada Ahluusnna ee horay loogu biiriyay Ciidamada dowladda Soomaaliya ee kuna sugan Magalada Dhuusamareeb ayaa hogaanka dowladda federaalka Soomaaliya uga digay inay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close