Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Gambool

Ergooyinka ka qaybgelaya shirka dibu heshiisiinta Galmudug oo Dhuusamareeb ku qulqulaya.

Xarunta maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa waxaa ilaa shalay gelinkii dambe ku sii qulqulaya ergooyinka ka qaybgeli doona shirka dibu… Sii akhri

Posted on August 14, 2019August 14, 2019 by Gambool

Puntland oo beenisey in ajaaniib lagu addoonsado xeebeheeda

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by Gambool

Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda dowladda Puntland Faarax Maxamuud Cawaash ayaa faahfaahin ka bixiyey shaqaale ajaaniib ah oo siyaabo kala… Sii akhri

Barlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta la dhaariyey.

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by Gambool

Xarunta shirarka Daawad ee magaalada Kismaayo ayaa maanta waxaa ka dhacday munaasabad ballaaran oo lagu dhaarinayey barlamaanka cusub ee dowlad… Sii akhri

Taliska ciidanka 21aad oo dagaal ka dhan ah Alshabaab kaga dhawaaqay Dhuusamareeb.

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by Gambool

Taliska iyo saraakiisha ciidamada Ahlusuna iyo Galmudug ee ku biiray taliska 21aad ayaa kulan ay ku yeesheen Dhuusamareeb kaga dhawaaqay… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyey ee hardanka doorashada Jubbaland

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by Gambool

Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Jubbaland ayaa waxaa laga dareemayaa diyaar garaw xoogan oo ku aadan doorashada… Sii akhri

Sucuudiga oo 50 maxbuus iyo qoysaskooda u ogolaaday inay Xajjiyaan.

Posted on August 13, 2019August 13, 2019 by Gambool

Dowladda Sucuudiga ayaa maalinimadii Isniinta waxa ay si kumeel gaar ah waxa ay u fasaxday 50 maxaabiis ah si ay… Sii akhri

Tirada dhimashada Xujayda Soomaaliyeed ee sanadkaan 2019.

Posted on August 12, 2019August 12, 2019 by Gambool

Kumanaan xujay Soomaaliyeed ah ayaa sanadkaan gudanaya waajibaadka Xajka waxaana xusid mudan in wax ka bedel badan oo Xajka lagu… Sii akhri

Guddoonka gudiga doorashada Jubbaland oo isku khilaafay xubnaha barlamaanka cusub.

Posted on August 12, 2019August 12, 2019 by Gambool

Waxaa dibudhac kuyimid shaacinta magacyada xildhibaanada cusub ee barlamaanka maamul goboleedka Jubbaland oo balantu ahayd in lagu dhawaaqo maanta oo… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo guddi u saaray shacab lagu laayey Baydhabo.

Posted on August 12, 2019August 12, 2019 by Gambool

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa guddi gaar ah u magacaabay baaritaanka dad shacab ah oo… Sii akhri

Galmudug oo awaamiir ku soo rogtey shacabka kunool Koonfurta Galkacyo.

Posted on August 12, 2019August 12, 2019 by Gambool

Wasaaradda aamniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay waxa ay awaamiir dhanka ammaanka la xiriirta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close