Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Wararkii ugu danbeeyay xaalada Gaalkacyo iyo hubka culus oo magalada laga maqlayo

Gaalkacyo(pp) Iyadoo maalinkii shalay magalada Gaalkacyo heshiis ku gaareen Puntland iyo Gal-Mudug ayaa maanta waxaa mar kale magalada laga maqlayaa… Sii akhri

Posted on December 3, 2015 by Ducaale

Agaasimaha Hay’adda SIDRA oo ka hadlay heshiiska Puntland iyo Gal-Mudug

Posted on December 3, 2015 by Ducaale

Garowe(pp) Wasiirkii hore ee deegaanka Puntland,hadana ah agaasimaha Machadka cilmi baarista ee SIDRA Mudane Guuleed Saalax Barre ayaa ka hadlay… Sii akhri

diyaarad Drones ah oo xalay duqaysay xarun Alshabaab ka dagantahay Sh/hoose

Posted on December 3, 2015December 3, 2015 by Ducaale

Marka(PP): Diyaarad nooca loo yaqaan Droneska ayaa xalay fiidkii duqaysay xarun Alshabaab ay ku lahaayeen Kuunyo-barow oo 90-km dhanka koofur… Sii akhri

Farmaajo oo sheegay in Shacabka fursad loosiiyo in iyagu soo doortaan Qofka hogaaminaya

Posted on December 3, 2015 by Ducaale

Garowe(PP): Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladdii KMG ka ahayd Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kusugan Amerika ayaa ka hadlay doorashada la… Sii akhri

Odaywaa”Heshiisku wuxuu muhiim u yahay soo af-jaridda colaaddii ka aloosantay magaalada Gaalkacyo”

Posted on December 3, 2015 by Ducaale

Muqdisho(PP): Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka waxa ay soo dhaweyneysaa heshiiskii taariikhiga ah ee maanta lagu gaaray magaalada Gaalkacyo, kaasoo… Sii akhri

Wasiirka Haweenka oo ka hadashay sanadkii koowaad ee Barnaamijka CARMMA (DHAGAYSO)

Posted on December 3, 2015 by Ducaale

Garowe(pp) Wasiirka Haweenka Puntland Aniso Xaaji Muumin oo sidoo kale ah Danjiraha barnaamijka CARMMA ee ka hortaga isku furunka hooyada… Sii akhri

Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay heshiiskii Puntland iyo Gal-Mudug ee Gaalkacyo (Dhagayso)

Posted on December 2, 2015 by Ducaale

Garowe(pp) Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobalka Mudug, tartankana u galay xilka madaxtinimadda Puntland 2014… Sii akhri

Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud oo soo dhaweeyay heshiiskii Puntland iyo Gal-Mudug

Posted on December 2, 2015 by Ducaale

Muqdisho(pp) Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay heshiiskii nabadeed ee magaalada Gaalkacyo ay ku kala saxiixdeen madaxda… Sii akhri

Kismaayo oo lagu qabtay Banaan-bax lagu diidan yahay colaada Gaalkacyo (Sawirro)

Posted on December 2, 2015 by Ducaale

Kismaayo(pp) Banaan-bax looga soo horjeeda dagalada Gaalkacyo ku dhexmaray Puntland iyo Gal-Mudug sidoo kalena lagu taageerayo dadaalada nabadda ayaa waxaa… Sii akhri

Shacabka Garowe sidee u arkaan heshiiskii Puntland & Gal-Mudug ee Gaalkacyo(Dhagayso)

Posted on December 2, 2015December 2, 2015 by Ducaale

Garowe(PP): Qaar kamid ah dadweynaha Garowe oo ka qayb galay barnaamijka Ra’yiga Dadweynaha ee Radio Garowe waxay badankood ka horyimaadeen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close