Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author dalsan

Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaliya

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta 27-Dec-15 hoyga uu ka deggan yahay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe… Sii akhri

Posted on December 27, 2015December 27, 2015 by dalsan

Jaamacadda Maakhir ee Degmada Badhan oo ay kaqalin jebisey Dufcaddii labaad

Posted on December 27, 2015 by dalsan

XAFLADDA QALIN JEBINTA DUFCADII   2AAD EE JAMACADDA MAKHIR, BADHAN  Jaamacadada Maakhir oo laga aasaasey magalada Badhan 16-Oct-2010 ,  waxaa aasaskeeda… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Dhagax dhigay Gegida Diyaaraduhu ka haadaan ee Garoowe

Posted on December 26, 2015December 26, 2015 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26-Dec-15 dhagax dhigay garoonkii diyaaradaha ee Magaalada Garoowe ee caasimadda Dawladda… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Daah-furay Xafiiska Sanduuqa Horumarinta Gobolka Mudug

Posted on December 24, 2015December 24, 2015 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta 24-Dec-15 magaalada Gaalkacyo ka daahfuray Xafiiska Sanduuqa Horumarinta Gobolka Mudug, sanduuqaas… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Mashaariic Muhiim ah Xariga kaga jaray Magaalada Gaalakacyo

Posted on December 23, 2015December 23, 2015 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 23-Dec-15 xarigga ka jaray suuq weyn oo laga hirgeliyey Xero dayax… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wafti ballaaran oo Gaalkacyo lagu soo dhoweeyey

Posted on December 18, 2015December 18, 2015 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii ballaadhnaa ee magaalada Muqdisho ugu maqnaa kaqayb galka shirarkii looga hadlayey… Sii akhri

Warbixin+Sawirro:- Shirkii Madasha wadatashiga qaran ee geeddi socodka doorashooyinka 2016-ka oo oo caawa soo gebageboobey

Posted on December 16, 2015 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta ka qayb galay shirkii madasha wadatashiga qaran ee geeddi socodka hannaanka… Sii akhri

Shir looga hadlayo qaybsiga khayraadka Soomaaliya oo lagu qabtay Nairobi

Posted on December 15, 2015December 16, 2015 by dalsan

Magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya ayaa waxaa lagu kafurmay shir looga hadlayo qaybsiga khayraadka dalka soomaaliya shirkaas oo ay… Sii akhri

Tacsi: Madaxweynaha Dawladda Puntlandoo uga Tacsiyeeyey Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Hooyadii Geeriyootey

Posted on December 13, 2015 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa isagoo ku hadlaya magaca Golayaasha Dawladda Puntland uga tacsiyeeyey Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda… Sii akhri

Warbixin+Sawirro+Codad:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo madasha wadatashiga qaran ka caddeyey mowqifka Shacabka Puntland ee Hannaanka doorashooyinka 2016-ka

Posted on December 13, 2015December 13, 2015 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Dec,13,  2015 kaga qayb galay shirkii labaad ee Madasha wada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close