Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socdey dalka Turkiga

Guddoomiyaha golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi ayaa maanta 30-March-2016 garoonka diyaaradaha ee Kanooko ee duleed magaalada Garoowe… Sii akhri

Posted on March 30, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Xafiiskiisa ku qaabiley Wafti kasocdey Qaramada Midoobey

Posted on March 29, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 29-March-2016 xafiiskiisa ku qaabilay wafti kasocdey Jimciyadda quruumaha ka dhexaysa oo… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo dhagax dhigay Mashruuc Cusub oo Muhim u ah isdhaafsiga xogaha iyo isgaarsiinta Puntland

Posted on March 28, 2016March 28, 2016 by dalsan

Madaxeynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28-March-2016 waxaa uu Garoowe ka dhagax dhigay dhismaha cusub ee ICT,… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti ballaaran oo ka socdey Urur Goboleedka IGAD

Posted on March 27, 2016 by dalsan

Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 27-March -2016 waxaa uu garoonka diyaaradaha ee Kanoonoko… Sii akhri

Guddiga Taakulada Difaaca Puntland oo soo bandhigay Akkoono (Accounts) kuwaas oo lagu soo hagaajinayo Taakulada Ciidamada Difaaca Puntland

Posted on March 25, 2016March 25, 2016 by dalsan

Guddiga Taakulada Difaaca Puntland oo soo bandhigay Akkoono (Accounts) kuwaas oo lagu soo hagaajinayo Taakulada Ciidamada Difaaca Puntland, waxaana laga… Sii akhri

Wareegto: Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa Magcaabay guddiga Taakulada Difaaca Puntland

Posted on March 25, 2016 by dalsan

Faahfaahin: Ra’iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo gaadhey Caasimadda Puntland ee Garoowe.

Posted on March 25, 2016March 25, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo… Sii akhri

Warbixin+Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo gaarey Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug

Posted on March 23, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey oo saaka hiirtii waaberi kasoo jarmaaday… Sii akhri

Madaxeynaha Dawladda Puntland oo Booqday ciidamadii Soo Afjaray Dagaalkii Suuj iyo Garmaal

Posted on March 22, 2016March 22, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Cali Gaas oo uu wehinayey Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta… Sii akhri

Warbixin+Sawirro: 35 Maxbuus oo Alshabaab ah oo Caaw lagu wareejiyey Xabsiga weyn ee Garoowe

Posted on March 21, 2016 by dalsan

Maxaabiistii Al-shabaab ee lagu soo qab-qabtay dagaalkii kadhacay Togga Suuj ee Deegaanka Garmaal ee Gobolka Nugaal oo lakeenay xabsiga weyn… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close