Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author dalsan

Puntland oo ka mid noqotay 20 dawladdood oo ka qayb gala barnaamij ku saabsan doorashooyinka Maraykanka

 Waaxda arrimaha dibadda dalka Maraykanka ayaa Agaasimaha Guud ee madaxtooyada dawladda Puntland Deeq Saleebaan Yuusuf ku casuntay barnaamij wax lagaga… Sii akhri

Posted on July 12, 2016July 12, 2016 by dalsan

Warbixin: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kulan la qaatay Haweenka Gobolka Mudug

Posted on July 10, 2016July 10, 2016 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 10-July-2016 Qasriga Madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo kulan looga hadlayo xaaladaha… Sii akhri

Madaxweynaha dawladda Puntland oo magaalada Gaalkacyo kaga qayb galay ciyaar u dhexaysey labo kooxood

Posted on July 7, 2016July 8, 2016 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa galabta 07-July-2016  xarunta Jimicsiga iyo ciyaaraha ee “Place to Be” ee magaalada… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo magaalada Gaalkacyo kaga qayb galay munaasabadda ciidul-fitriga.

Posted on July 6, 2016 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06-July-2016 munaasabadda ciidul-fitriga kala qayb galay kumannaan qof oo muslminiin… Sii akhri

Shuruudaha looga baahan yahay Xubinta (RAG IYO DUMAR) ka mid noqoshada Golaha Degaanka Degmada Gaalkacyo

Posted on July 5, 2016July 5, 2016 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland oo shacabka Puntland u diray Hambalyada Ciid-fidriga

Posted on July 5, 2016July 5, 2016 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 05-July-2016 hambalyada ciidul fidriga u diray dhammaan muslimiinta caalamka gaar… Sii akhri

Madaxweynaha dawladda Puntland oo kormeeray dhismayaal ay dawladdu ka hirgelisey magaalada Gaalkacyo

Posted on July 4, 2016July 4, 2016 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 4-July-2016 kormeer indho indhayn ah kusoo maray dhammaan xarumihii ay… Sii akhri

Wareegto: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xilalkii ka qaaday Masuuliyiin kuwo kalena Magcaabay

Posted on July 4, 2016July 4, 2016 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland oo magaalada Gaalkacyo kulamo kula qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada

Posted on July 2, 2016 by dalsan

Madadaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudugu ayaa… Sii akhri

Warbixin: Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland oo kulamo la qaatay danjiraha dawladda Masar u fadhiya Soomaaliya

Posted on July 2, 2016July 2, 2016 by dalsan

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada dawladda Puntland Deeq Saleebaan Yuusuf oo uu weheliyo wakiilka Puntland u fadhiya Kenya Maxamed Rashiid Axmed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close