Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland oo Muqdisho kulamo kula qaatay Safiirada Turkiga iyo Ingiriiska

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo oo muhim ah u jooga magaalada Muqdisho ayaa maanta 06… Sii akhri

Posted on August 6, 2016August 7, 2016 by dalsan

Warbixin: Madaxweynaha dawladda Puntland oo kulan casho ah la qaatay Danjiraha dawladda Imaaraadka u fadhiya dalka Soomaaliya

Posted on August 5, 2016August 5, 2016 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ku jooga magaalada Muqdisho ayaa caawa 04 August, 2016… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo soo saaray Warmurtiyeed

Posted on August 5, 2016August 5, 2016 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland oo Muqdisho kaga qayb galay shirka Madasha wadatashiga Qaran

Posted on August 3, 2016 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ee shalay soo gaarey magaalada Muqdisho ayaa maanta… Sii akhri

Madaxweynaha dawladda Puntland oo Gaarey Magaalada Muqdisho

Posted on August 2, 2016August 2, 2016 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaadhan oo hoggaaminayo oo ka kala tirsan labada gole ee… Sii akhri

Warbixin: Madaxweynaha dawladda Puntland oo Garoonka Konooko kusoo dhoweeyey xulka Kubbadda Cagta Puntland

Posted on July 31, 2016July 31, 2016 by dalsan

  Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar Camey ayaa… Sii akhri

Wasaaradda Arrimaha dibadda dalka Maraykanka oo Shahaado Sharaf guddoon-siisey Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Puntland

Posted on July 31, 2016 by dalsan

Wasaaradda Arrimaha dibadda dalka Maraykanka ayaa shahaado sharaf guddoonsiisey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada dawladda Puntland Deeq Saleebaan Yuusuf oo martiqaad… Sii akhri

Madaxweynaha dawladda Puntland oo Gaadhi abaal marin ah guddoonsiiyey ardaygii ugu sarreeyey imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ee Puntland

Posted on July 30, 2016July 30, 2016 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 30 July, 2016 kulan soo dhoweyn iyo dhiirri gelin ah… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo shir la qaatay Qurbe joogta Puntland

Posted on July 30, 2016July 30, 2016 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa… Sii akhri

Warmurtiyeed: Dawladda Puntland oo Maamulka Hargeysa uga digtey khal-khalka Nabad-gelya darro ee uu kawada gobollada Sool Sanaag iyo Cayn

Posted on July 28, 2016 by dalsan

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close