Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author dalsan

Madaxweynaha Puntland oo Kulan Laqaatay Bulshada Rayidka ah ee Magalada Bosaso

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta   gelinkii danbe 25 October 2016 kulan la qaatay isimada ,… Sii akhri

Posted on October 25, 2016October 26, 2016 by dalsan

Madaxweyne Gaas oo ka hadlay Abaaraha ka jira Puntland

Posted on October 24, 2016October 24, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo safaro shaqo ugu maqnaa dalalka Emaaraadka Carabta… Sii akhri

Hambalyo: Dawladda Puntland oo dhambaal Hambalyo ah u dirtay Maamulka Cusub ee Hir-Shabeelle

Posted on October 22, 2016 by dalsan

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Quraac sharaf u sameeyey Xubnaha Aqalka Sare

Posted on October 22, 2016October 22, 2016 by dalsan

Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland ahna ku-simaha Madaxweynaha  Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 22 October, 2016 quraac sharaf… Sii akhri

Shaqaalaha Madaxtooyada dawladda Puntland oo loo xiray Tababar Garoowe uga socdey muddo shan beri ah

Posted on October 20, 2016 by dalsan

Tababar soconayey muddo shan beri ah oo loo qabtay shaqaalaha dhammaan xarumaha Madaxtooyada dawladda Puntland ee magaalooyinka Garoowe, Gaalkacyo, Qardho… Sii akhri

Tababar loo qabtay shaqaalaha Madaxtooyada dawladda Puntland

Posted on October 16, 2016October 17, 2016 by dalsan

Waxaa maanta tababar la xiriira habka loo ilaaliyo loona habeeyo kaydka ama Arkiifiyada dawladda Puntland loo qabtay  shaqaalaha ka hawl-gala… Sii akhri

Madaxweynaha dawladda Puntland oo u amba baxay dalka Itoobiya ugana sii gudbi doona waddanka Imaaraadka Carabta

Posted on October 15, 2016October 15, 2016 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15 October, 2016 Garoonka diyaaradaha ee Konoko kusoo dhoweeyey Ra’iisul-wasaaraha… Sii akhri

“Warmurtiyeed”Puntland oo u jawaabtay Dowlada Federalka Soomaaliya

Posted on October 13, 2016October 13, 2016 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland oo kulan sagootin ah la qaatay Dajirihii hore ee Midowga Yurub u Fadhiyey Soomaaliya

Posted on October 13, 2016 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 13 October, 2016-ka Qasriga Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatay… Sii akhri

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dekedaha oo Saaka Xilkaasi loo dhaariyey

Posted on October 13, 2016 by dalsan

Waxaa saaka 13 October, 2016-ka lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada dawladda Puntland Wasiir Siciid Maxamed Raage oo loo magcaabay Wasiirka Wasaaradda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close