Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author dalsan

Madaxweynaha Puntland oo Caawa Kormeer Shaqo ku tegey Qaybo Kamid ah Gaalkacayo

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo ay tariikhdu tahay bilawga sanadka cusub 01 January 2018… Sii akhri

Posted on January 1, 2018January 1, 2018 by dalsan

Madaxwaynaha Puntland oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Dhalashada Sanadka Cusub ee 2018.

Posted on January 1, 2018 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 01 January 2018 waxa uu ugu hambalyeeyey guud ahaan shacabka… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntland oo Kulan La qaatay xubnaha Golaha Deegaanka Gaalkacayo

Posted on December 27, 2017December 28, 2017 by dalsan

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 december 2017 waxaa uu kulan laqaatay xubnaha golaha deegaanka ee… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Galmudug si balaadhan usoo dhaweysay

Posted on December 27, 2017December 28, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntland oo Kormeeray Xarumaha Dawladda, Wadooyina Xarigga Ka Jaray Magaalada Gaalkacayo

Posted on December 25, 2017December 26, 2017 by dalsan

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 25 December 2017  kormeeray xarumaha dawladda ee magaalada… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo gaadhay Magaalada Gaalkacayo

Posted on December 24, 2017December 24, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geerida Taliyihii Qaybta Gobolka Cayn.

Posted on December 22, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka tacsiyey geerida Alle hawnaxariistee marxuun Gaashaanle Sare Maxamuud Jaamac Cali… Sii akhri

Guddi Nabadayn ah oo u ambabaxay Degaanka Cagaare oo Maalmahan ay ka Jireen Dagaalo Sokeeye

Posted on December 22, 2017December 22, 2017 by dalsan

Guddi nabadayn ah oo nabad kusoo dabaala dhibaatada ka dhextaagan dadka walaalaha ah ee wada degan degaanka  cagaare ayaa maanta… Sii akhri

Madaxweyne Gaas:- “waxaan ugu baaqayaa shacabka Puntland inay nabad kuwada noolaadaan, nabadna kuwada daaqaan”

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by dalsan

Madaxwenaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 21 December 2017 safar… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Digreeto Magacii Kaga Bedeley Wakaaladda Wararka Dawladda Puntland.

Posted on December 20, 2017 by dalsan

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo magacii lagaga bedelay Xeer Madaxweyne Lr-151 December,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.