Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Gaalkacyo: Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo xoog kula baxay maxaabiis xukuman

Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Mudug ee dowladda Puntland, G/sare Jaamac Maxamed Axmed oo waresyi siiyay Puntland Post, ayaa eedayn kulul… Sii akhri

Posted on November 28, 2019November 28, 2019 by News Office

Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ee maanta?

Posted on November 28, 2019November 28, 2019 by News Office

Shirkii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweyne ku-xigeenka ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash waxaa todobaadkan… Sii akhri

Ku simaha madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay Geerida Gen. Yuusuf Axmed Kheyr

Posted on November 28, 2019November 28, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha MadaxweynahaMudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ku hadlaya magaciisa iyo Kan Goleyaasha Dowladda Puntland… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo joojisay qorista Shaqaale cusub ilaa amar dambe

Posted on November 28, 2019November 28, 2019 by News Office

Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee dowladda Soomaaliya, oo sheegay in ay fulinayaan amar ka soo baxay Ra’iisul wasaare xukuumadda Federaalka… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland iyo Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo kulmay

Posted on November 28, 2019November 28, 2019 by News Office

Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta safiirka dalka Ingiriiska ee Soomaliya mudane Benfender ku qaabiley hoyga uu ka… Sii akhri

Wasiirkii hore ee Amniga Puntland oo geeriyooday

Posted on November 28, 2019November 28, 2019 by News Office

Alle ha u naxariistee, waxaa xalay magaalada London ee xarunta waddanka Ingiriiska ku geeriyooday, wasiirkii hore ee Amniga dowladda Puntland,… Sii akhri

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday Hehsiis is- Afgarad ah

Posted on November 28, 2019November 28, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa magaalada Ankara  wadahadal laba geesood ah kula… Sii akhri

Soomaali ku geeriyootay dab ka kacay magaalada Minneapolis ee waddanka Maraykanka

Posted on November 28, 2019November 28, 2019 by News Office

Ugu yaraan 5 ruux ayaa dhintay,4 kalena waa ku dhaawacmeen dab Arbacadii shalay ka kacay xaafad  ku taalla magaalada Minneapolis… Sii akhri

XOG: Deni oo dowladda Imaaraadka ku qanciyay in ay sii wadaan Qandaraaska PDG

Posted on November 27, 2019November 27, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo maalmahan safar shaqo ku joogay magaalada Dubai ee waddanka Imaaraadka Carabta, ayaa halkaasi… Sii akhri

Booliiska gobolka Bari oo soo bandhigay Hub ay ka soo qabteen gudaha Boosaaso

Posted on November 27, 2019November 27, 2019 by News Office

Taliska Qeybta Booliiska gobolka Bari, ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ku soo bandhigay, hubka garneylada gacanta laga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close