Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

35 qof oo Rayid ah oo lagu dilay dalka Burkina Faso

Madaxweynaha waddanka Burkina Faso, Roch Marc Christian Kabore, ayaa sheegay in 35 qof oo rayid ah lagu dilay, weerar ay… Sii akhri

Posted on December 25, 2019December 25, 2019 by News Office

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo uu ku qarxay gaari miinaysan

Posted on December 25, 2019December 25, 2019 by News Office

Wararka laga helayo koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegay in qarax culus uu gelinkii dambe ee shalay ka dhacay degaan lagu… Sii akhri

Tirakoobka Shaqaalaha dowladda Federaalka oo la soo geba-gabeeyay

Posted on December 24, 2019December 24, 2019 by News Office

Guddi u xilsaaran Tirakoobka Shaqaalaha dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa  sheegay in ay soo geba-gabeeyeen hawlo la xiriiray sameynta xogo iyo… Sii akhri

Somaliland oo shuruud ku xirtay wada-hadallada dowladda Federaalka

Posted on December 24, 2019December 24, 2019 by News Office

Guddiga Somaliland u qaabilsan wada-hadallada dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin socod-siinta Wada-hadallada, haddii marka hore… Sii akhri

Guddiga dib u-eegista Dastuurka oo la kulmay Baarlamanka Hirshabeelle

Posted on December 24, 2019December 24, 2019 by News Office

Guddiga dib u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Guddiga joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabeele, kaasi… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo qaabilay Wefdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Posted on December 23, 2019December 23, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobey,… Sii akhri

Puntland: Ciidamo ka gadooday mushahaar la’aan

Posted on December 23, 2019December 23, 2019 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland ee loo yaqaanno Guuto Bari, ayaa maanta gadood ka sameeyay laamiga u dhexeeya… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka

Posted on December 23, 2019December 23, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Qorshaha 9-aad ee Horumarinta Qaranka oo saldhig u… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegtay in ay la wareegeen degaan hoostaga magaalada Baydhabo

Posted on December 23, 2019December 23, 2019 by News Office

Wararka laga helayo degaanka Goof-Guduud Buureey, oo hoosyimaada magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa sheegaya in halkaasi saaka dagaal culus… Sii akhri

Xiisad ka taagan degaanka HORU-FADHI ee gobolka Cayn

Posted on December 23, 2019December 23, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka HORU-FADHI ee gobolka Cayn ee Puntland ayaa sheegaya in halkaasi saaka ay ka taagantahay xiisad u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close