Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Colaad mar kale ka qaraxday degaannada Ceel Afweyn iyo Gar-Adag

Wararka ka imaanaya degmada Ceel Afweyn ee galbeedka gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in  mar kale ay halkaasi ka soo cusboonaatay… Sii akhri

Posted on December 26, 2019December 26, 2019 by News Office

Shir ku saabsan Qorshaha Horumarinta Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Posted on December 26, 2019December 26, 2019 by News Office

Bulshada Rayidka Puntland ee PUNSAA iyo wasaarada Qorshaynta iyo Xiririrka caalamiga ah ee Puntland waxay si wadajir ah markii ugu horaysay u… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabeelle oo mooshin laga diyaariyay

Posted on December 26, 2019December 26, 2019 by News Office

In ka badan 40 mudane oo ka tirsan xildhibaannada Baarlamanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa la sheegay in ay mooshin xilka… Sii akhri

Maamulka gobolka Banaadir oo ka shiray amniga Muqdisho

Posted on December 26, 2019December 26, 2019 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa Shir gudoomiyay Shirkii asbuuclaha ahaa ee Maamulka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay in la xalliyo Caqabadaha ka yimaada Xajka

Posted on December 26, 2019December 26, 2019 by News Office

Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo jooga Dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulamo la yeeshey… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo daah-furay Carwada Wax-soo saarka Wershada Wadaniga ah

Posted on December 25, 2019December 25, 2019 by News Office

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta magaalada Hargeysa ka daah-furay carwo ballaaran oo lagu soo bandhigayey wax soo saarka… Sii akhri

Afwerki iyo Abiy oo kulan gaar ah ku yeelanaya Addis Ababa

Posted on December 25, 2019December 25, 2019 by News Office

Madaxweynaha waddanka Eritrea Isaias Afwerki ayaa Arbacada maanta  gaaray magaalada Addis-Ababa caasimadda dalka Ethiopia. Madaxweyne  Afwerki ayaa  Ra’iisul wasaaraha Ethiopia… Sii akhri

Munaasabadda Caleema-saarka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud oo ka socota Bacaadweyn

Posted on December 25, 2019December 25, 2019 by News Office

Munaasabad si heer sare ah loo agaasimay oo lagu caleema-saarayo Fiqiga guud ee Beesha Reer Xirsi Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire… Sii akhri

Nin dhalinyaro ah oo lagu dilay magaalada Boosaaso

Posted on December 25, 2019December 25, 2019 by News Office

Dableey hubaysan ayaa xalay magaalada Boosaaso ku dilay, nin dhalinyaro ah oo magaciisa lagu sheegay Cismaan Axmed Askar, sida ay… Sii akhri

Ahlusunna oo ku gacan-sayray Shuruudaha guddiga doorashada Galmudug

Posted on December 25, 2019December 25, 2019 by News Office

Hoggaanka Saree e Ahlusunna, ayaa  ku gacan-sayray shuruudaha uu guddiga doorashada Galmudug ku xiray xulista xildhibaannada cusub ee Baarlamanka dowlad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close