Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dagaal xooggan oo Al-shabaab iyo Macawisleey ku dhexmaray gobolka Hiiraan

Dagaal xooggan ayaa Kooxda Macawiisley iyo Alshabaab xalay  ku dhexmaray degaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan halkaas oo ay ka soo… Sii akhri

Posted on March 5, 2020March 5, 2020 by News Office

Dowladda Kenya oo ciidamo horleh keentay magaalada Mandheera

Posted on March 5, 2020March 5, 2020 by News Office

Kadib markii Madaxweynaha Kenya Uhura Kenyatta uu dowladda Federaalka  Soomaaliya Ku eedeeyay in ay ciidamo badan  geysay xadka ay wadaagaan… Sii akhri

Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Saraakiishii Ciidamada Ahlusunna

Posted on March 5, 2020March 5, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor oo uu wehliyo Taliyaha Guutada 15-aad ee Qeybta 21-aad ayaa kulan gaar… Sii akhri

Wasiir Warfaa oo qaabbilay madaxa iskaashiga horumarinta Safaaradda Jarmalka ee Soomaaliya

Posted on March 4, 2020March 4, 2020 by News Office

Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Sadiiq Xersi Warfaa, ayaa qaabbilay madaxa iskaashiga horumarinta Safaaradda Jarmalka ee Soomaaliya,… Sii akhri

Yemen: Xuutiyiinta oo dil toogasho ah ku xukumay in ka badan 30 xildhibaan

Posted on March 4, 2020March 4, 2020 by News Office

Maxkamad ay leeyihiin Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa dil toogasho ah ku xukuntay in ka badan 35 Xildhibaan oo ka tirsan… Sii akhri

Wefdi uu hoggaaminayo Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka oo gaaray Dhuusamareeb

Posted on March 4, 2020March 4, 2020 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka… Sii akhri

Kenya oo qorsheynaysa in ay Ciidankeeda kala baxdo Soomaaliya

Posted on March 4, 2020March 4, 2020 by News Office

Dowladda Kenya ayaa la filayaa in Maalmaha soo socda ay midowga Afrika la billowdo wada hadallo ay Ciidankeeda uga saarayso… Sii akhri

Puntland: Koox la sheegay in ay Al-shabaab ka tirsan yihiin oo Boosaaso lagu qabtay

Posted on March 4, 2020March 4, 2020 by News Office

Laamaha Amniga dowladda Puntland, ayaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku qabtay, 8 qof oo lagu tuhunsanyahay in ay… Sii akhri

Booliiska Koonfur Galbeed oo qabtay nin isku qarxin lahaa magaalada Baydhabo

Posted on March 4, 2020March 4, 2020 by News Office

Taliska Booliska dowlad goboleedka Koonfur  Galbeed Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo kusoo bandhigay nin sida la sheegay doonayey in uu isku… Sii akhri

Magacyada dalalka Afrika ee Coronavirus gaaray oo la shaaciyay

Posted on March 4, 2020March 4, 2020 by News Office

Ururka Midowga Afrika, ayaa shaaciyay tirada rasmiga ah dalalka Afrika ee uu gaaray caabuqa halista badan ee Coronavirus. Warsaxaafadeedka ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close