Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Qaramada midoobay oo ka digtay Ayax kale oo ka dillaaca Soomaaliya

Hay’adda Jimciyadda Quruumaha ka dhexeysa u qaabbilsan dalagga iyo Beeraha ee FAO ayaa ka digtay inuu Soomaaliya ka kaco taranka… Sii akhri

Posted on March 6, 2020March 6, 2020 by News Office

Ex. Madaxweyne Gaas oo ku soo wajahan magaalada Garoowe

Posted on March 6, 2020March 6, 2020 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa Sabtida berriya ku soo wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda… Sii akhri

Turkiga iyo Ruushka oo heshiis xabbad joojin ah gaaray Xiisadda Suuriya

Posted on March 6, 2020March 6, 2020 by News Office

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Ruushka ayaa heshiis xabbad joojin ka gaaray xiisadda ka taagneyd gobolka Idlib ee dalka Suuriya. Heshiiska xabbad… Sii akhri

Bangiga Adduunka oo Soomaaliya ugu deeqay 45 Malyan oo Dollar

Posted on March 6, 2020March 6, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlayay munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Bangiga… Sii akhri

Guddoomiye Mursal iyo Norway oo ka wadahadlay Arrimaha darashooyinka Soomaaliya

Posted on March 6, 2020March 6, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mas’uuliyiin ka tirsan Safaaradda dowladda… Sii akhri

Khayre: Sida keliya ee dowladnimo ku hirgeli karto waa in Ganacsatada lala shaqeeyo

Posted on March 6, 2020March 6, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay munaasabadda abaal marinta sanadlaha ah ee ganacsiga Soomaaliyeed… Sii akhri

Baarlamanka Jubaland oo mudda kordhin u sameeyay soo magacaabista Wasiirada Jubaland

Posted on March 5, 2020March 5, 2020 by News Office

Barlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa cod aqlabiyad ah ugu codeeyay codsi ka yimid Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubbaland kaas oo ah… Sii akhri

Sheekh Shaakir iyo wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Garowe

Posted on March 5, 2020March 5, 2020 by News Office

Sheekh Shaakir Cali Xassan oo ka tirsan Hoggaanka Ahlusunna oo ay weheliyaan Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdisamad Macallin… Sii akhri

Booliiska gobolka Bari oo mar kale sheegay in ay qabteen dad hubaysan

Posted on March 5, 2020March 5, 2020 by News Office

Taliska qeybta Booliiska gobolka Bari, oo maalmihii u dambeeyay hawlgallo ka waday magaalada Boosaaso, ayaa mar kale sheegay in ay… Sii akhri

Madasha Xisbiyada Muqdisho oo hal Xisbi iyo hal musharrax ku midoobay

Posted on March 5, 2020March 5, 2020 by News Office

Lix ka tirsan Xisbiyada ka dhisan magaalada Muqdisho, ee la baxay Madasha Xisbiyada Qaran, ayaa shaaciyay in ay ku midoobeen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close