Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Suldaanka Cummaan oo waraaqaha Danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya

Suldaanka cusub ee Saldanada Cummaan Haytham Bin Daariq. ayaa madaxtooyada dalkaas ku qaabilay Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Saldanada Cummaan Cabdiweli… Sii akhri

Posted on March 14, 2020March 14, 2020 by News Office

Amniga dowlad goboleedka Galmudug oo laga shiray

Posted on March 14, 2020March 14, 2020 by News Office

Golaha Amniga dowlad Goboleedka Galmudug oo xalay Shir ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa shirkaasi uga arrinsaday Amniga maamulkaasi waxaana shir… Sii akhri

Uganda iyo Ethiopia oo ka wada-hadlay Qorshaha joogitaanka AMISOM ee Soomaaliya

Posted on March 14, 2020March 14, 2020 by News Office

Magaalada Kampala ee Caasimadda waddanka Uganda waxaa kulan ku yeeshay madaxweyneyaasha Uganda Yoweri Museveni iyo Ethiopia iyo Sahle-Work Zewde, waxaana… Sii akhri

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Posted on March 14, 2020March 14, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika, ayaa sheegaya in  koox Burcad ah ay  gudaha dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed, oo… Sii akhri

Maraykanka oo looga dhawaaqay xaalad deg deg ah

Posted on March 14, 2020March 14, 2020 by News Office

Madaxweynaha Waddanka Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo ku saabsan ka hor taga caabuqa halista… Sii akhri

Kenya iyo Ethiopia oo laga helay kiisaskii u horreeyay Coronavirus

Posted on March 13, 2020March 13, 2020 by News Office

Dowladda Kenya ayaa mamnuucday dhammaan goobaha waa weyn ee bulshada ay isugu yimaadaan kadib markii dalkaas laga xaqiijiyey kiiskii ugu… Sii akhri

Puntland oo awaamiir soo saartay

Posted on March 13, 2020March 13, 2020 by News Office

Taliyaha Ciidanka Booliiska dowladda Puntland Gen. Muxiyadiin Axmed Muuse, oo warbaahinta kula hadlay Garoowe, ayaa shaaciyay  in degaannada Puntland laga… Sii akhri

Puntland iyo Somaliland oo xaflad dhaqan u rogay madal siyaasadaysan

Posted on March 13, 2020March 13, 2020 by News Office

Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale Xassan, oo ku soo biiray hoggaanka dhaqanka gobolka Sool, ayaa Khamiistii shalay lagu caleema-saaray degaanka… Sii akhri

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay iska hor-imaad ka dhacay Gaalkacyo

Posted on March 12, 2020March 12, 2020 by News Office

Hal ruux ayaa ku dhintay laba kalena waa ku dhaawacmeen iska hor-imaad kooban oo duhurnimadii maanta ka dhacay duleedka Waqooyi… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Kafaalo qaaday Nolosha Qoys uu ka dhintay weriye ka tirsanaa Ciidamada

Posted on March 12, 2020March 12, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cisbitaalka Yardimeli ee magaalada Muqdisho ku booqday qoyska uu ka tagay -Alle… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close