Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xuutiyiinta Yemen oo sheegay in ay gantaalo ku weerareen Israa’iil

Xuutiyiinta Yemen ee ay taageerto Iran ayaa sheegay in ay laba gantaal ku rideen Israa’iil, saacado kaddib markii milatariga Israa’iil… Sii akhri

Posted on January 1, 2025 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni oo magacaabay guddi qaabilsan Taakulaynta hawlgalka ciribtirka Argagixisada

Posted on December 31, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta magacaabay guddi qaabilsan Taakulaynta iyo Daryeelka dhaawacyada ee hawlgalka ciribtirka argagixisada.… Sii akhri

Puntland oo bayaan rasmi ah ka soo saartay weerarkii saaka ka dhacay degaanka Dharjaale ee Gobolka Bari

Posted on December 31, 2024 by News Office

Dowladda Puntland oo bayaan Rasmi ah ka soo saartay weerarkii saaka ee degaanka Dharjaale ayaa shaacisay in aysan cidna dib… Sii akhri

Faahfaahin ka soo baxaysa weerar ka dhacay deegaanka Dharjaale ee gobolka Bari

Posted on December 31, 2024 by News Office

Ururka Daacish ayaa saaka arooryadii weerar loo adeegsaday gaari Toyota Surf ah oo walxaha qarxa laga soo buuyiyay iyo dagaal… Sii akhri

Ruushka iyo Ukraine oo si rasmi ah isu dhaafsaday maxaabiis dagaal

Posted on December 31, 2024December 31, 2024 by News Office

Ukraine iyo Ruushka ayaa si rasmi ah isu isweydaarsaday maxaabiis dagaal, iyadoo labada dhinac ay dib isugu celiyeen in ka… Sii akhri

Puntland oo Canshuurta soo gadista ka dhaaftay Shixnadaha Ganacsi ee Itoobiya

Posted on December 30, 2024 by News Office

Dowladda Puntland ayaa canshuurta soo galista ka dhaaftay gaadiidka ka imaanaya dowlad deegaanka, si loogu fududeeyo badeecadaha ay ka keenayaan… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Garoowe ka dhagax-dhigay isbitaalka ugu weyn Puntland

Posted on December 30, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar saacado kooban ah maanta ku yimid magaalada Garoowe ayaa dhagax dhigay Isbitaalka ugu… Sii akhri

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Bartoolka iyo Macdanta Soomaaliya oo Xilka la wareegay

Posted on December 30, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda ay ansixisey heshiisyo iyo shuruuc lagu… Sii akhri

Isbitaalka ugu weyn degaannada Puntland oo maanta laga dhagax-dhigayo Caasimadda Garoowe

Posted on December 30, 2024 by News Office

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu maanta oo Isniin ah dhagax-dhigo Isbitaalka ugu weyn degaannada Puntland oo… Sii akhri

In ka badan 70 qof oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay dalka Itoobiya

Posted on December 30, 2024December 30, 2024 by News Office

Tobanaan qof ayaa la sheegay in ay ku dhinteen shil baabuur oo ka dhacay waddo ku taalla gobolka Sidama ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close