Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Federaalka oo awood Ciidan u adeegsatay Bannaan-bax ka bilowday Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa awood Ciidan u adeegsatay Dibad-baxayaal si nabad ah isu’gu soo baxay Fagaaraha Daljirka Dahsoon ee Magaalada… Sii akhri

Posted on July 5, 2020July 5, 2020 by News Office

Taliska Booliiska Soomaaliya oo ka warbixiyay Khasaaraha qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on July 4, 2020July 4, 2020 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay qarax gaari saaka  lala beegsaday waaxda ilaalada Canshuuraha Berriga oo ku… Sii akhri

Qarax dhaliyay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Baydhabo

Posted on July 4, 2020July 4, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaas uu saaka ka dhacay qarax miino oo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo si rasmiya u daah-furay Imtixaanka Shahaadiga Puntland

Posted on July 4, 2020July 4, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Saaka daah-furay Imtixaanaadka Dugsiga Sare iyo Fasalka 8-aad ee Puntland oo sanadka ay… Sii akhri

Khasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on July 4, 2020July 4, 2020 by News Office

Ugu yaraan shan askari ayaa ku dhaawacmay Qarax culus oo Saaka ka dhacay nawaaxiga Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho oo… Sii akhri

Puntland: In ka badan 16,000 oo arday saaka u fariisanaya Imtixaanka Shahaadiga ah

Posted on July 4, 2020July 4, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi  Deni oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa saaka oo Sabtiya halkaasi ka daah furaya Imtixanka… Sii akhri

Qarax xooggan oo ka dhacay Muqdisho

Posted on July 4, 2020July 4, 2020 by News Office

Qarax xooggan ayaa lagu soo warramayaa in uu Saaka oo Sabtiya ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaanna nawaaxiga Dekedda weyn… Sii akhri

Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya oo ka doodaya ku noqoshada Miisaaniyada dowlada

Posted on July 4, 2020July 4, 2020 by News Office

Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabtiya kulankoodii caadiga ahaa ee ku yeelanaya Xarunta Villa Hargeysa ee… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Wefdi ka socday kenya

Posted on July 3, 2020July 3, 2020 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii xalay qasriga madaxtooyada Hargeysa  ku qaabiley wefdi ka socday dalkaKenya oo ka koobnaa… Sii akhri

Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaaraha Norway?

Posted on July 3, 2020July 3, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Khadka taleefanka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg. Ugu horayn… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close