Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Gaalkacyo: Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay kooxo hubaysan iyo gaadiid Khamriya

Ciidanka Booliiska Gobolka Mudug ee Dowladda Puntland, oo gelinkii dambe ee xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyay  Magaalada Gaalkacyo, ayaa gacanta… Sii akhri

Posted on August 9, 2020August 9, 2020 by News Office

Dowladda Talyaaniga oo Hirshabeelle u ogolaatay Mashruuc ku kacaya lix Malyan oo Dollar

Posted on August 9, 2020August 9, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho kula Kulmay Safiir ku-xigeenka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Tabio… Sii akhri

Miletariga Soomaaliya oo sheegay in ay Al-shabaab ka dileen 16 xubnood oo ay ku jiraan saraakiil

Posted on August 9, 2020August 9, 2020 by News Office

Saraakiisha Ciidamada miletariga Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa sheegay in ay hawlgal qorshaysan ku dileen ilaa 16 xubnood oo ka tirsan… Sii akhri

In ka badan 20 ruux oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on August 8, 2020August 8, 2020 by News Office

Inta la xaqiijiyay 8 ruux ayaa ku dhintay 14 kalena waa ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay… Sii akhri

Baarlamanka Soomaaliya oo diiday ka hadalka Hindise Sharciyeed la horgeeyay

Posted on August 8, 2020August 8, 2020 by News Office

Mudanayaasha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabtiya Kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee… Sii akhri

UNHCR: Sannadkan oo keliya waxaa Soomaaliya ku bara-kacay in ka badan 650, 000 oo ruux

Posted on August 8, 2020August 8, 2020 by News Office

Hay’adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR, ayaa shaacisay in dad gaaraya 650, 000 oo ruux ay gudaha Soomaaliya ku bara-kaceen tan… Sii akhri

Ethiopia oo si rasmiya u shaacisay Mowqifkeeda Saldhiga Militari ee Masar ka doonayso Somaliland

Posted on August 8, 2020August 8, 2020 by News Office

Dowladda Ethiopia ayaa Jimcihii Shalay Sheegtay, in Xiriirka Masar ay doonayso in ay la samaysato dalal ku yaalla Bari Afrika,… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug oo guddi cusub magacaabay

Posted on August 7, 2020August 7, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa magacaabay guddi qaabilsan Qaban-qaabada iyo Diyaarinta Kalfadhiga labaad ee Golaha Wakiilada… Sii akhri

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la shiray Madaxda IMF iyo World Bank

Posted on August 7, 2020August 7, 2020 by News Office

Sii hayaha wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaallka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa kulan Khadka Muuqalka kula qaatay xubno ka tirsan hay’addaha… Sii akhri

Nuxurka War-murtiyeed ka soo baxay Shirkii Beesha Mudduloodka

Posted on August 6, 2020August 6, 2020 by News Office

Waxaa Maanta oo Khamiis ah soo geba-gaboobay Shirka  Wadatashiga iyo Iscafinta Beesha Muddulloodka, oo mudda afar maalmood ah ka socday… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close