Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shir u dhexeeya Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Dalka oo Muqdisho ka furmaya

Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed , ayaa sida la sheegayo ku wajahan Magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ka furmi… Sii akhri

Posted on September 2, 2020September 2, 2020 by News Office

Qodob kamid ah Dalabka Deni iyo Axmed Madoobe oo Farmaajo aad u diidanyahay

Posted on September 2, 2020September 2, 2020 by News Office

Saacadaha soo socda, waxa Xarunta Madaxtooyada Muqdisho ee Villa Somalia Shir uga furmaya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo… Sii akhri

Den iyo Axmed Madoobe oo Qodoba adag hor-dhigay Safiirka Maraykanka

Posted on September 1, 2020September 1, 2020 by News Office

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland, oo kulan gaar ah garoonka diyaaradaha Muqdisho kula qaatay safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto,… Sii akhri

Deni iyo Axmed Madoobe oo Muqdisho kula shirsan Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya

Posted on September 1, 2020September 1, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, oo goor dhoweyd gaaray Magaalada Muqdisho,… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo isbedel ku sameeyay qaar kamid ah Maamullada Degmooyinka Banaadir

Posted on September 1, 2020September 1, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Finish), ayaa Maaanta wareegto uu soo saaray is badal… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Posted on September 1, 2020September 1, 2020 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa Muqdisho kula kulmay, Safirka Dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben… Sii akhri

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo sheegay in baaritaan ku socdo Wasaarado lagu tuhmayo Musuqmaasuq

Posted on August 31, 2020August 31, 2020 by News Office

Xeer-ilaaliyaha Guud  ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Muqdisho ayaa ka warbixiyay baaris lagu sameeyay … Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Go’aannada Siyaasadeed ee Farmaajo ma dhaafsiisna dhismaha Villa Somalia

Posted on August 31, 2020August 31, 2020 by News Office

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo xalay Khudbad ka jeediyay Xarunta Cilm-baarista Puntland ee PDRC oo ku taalla… Sii akhri

Gaalkacyo: Muran ka taagnaa Diiwaan-gelinta Ciidamada Puntland oo la xalliyay

Posted on August 31, 2020August 31, 2020 by News Office

Guddiga Dib u-habaynta Ciidamada Puntland ,oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Xassan Shire Abgaal, ayaa Maanta ku guulaystay Xallinta muran ka… Sii akhri

Xog: Somaliland oo qorshaynaysa in ay si xeeladaysan ku qabsato Degmada Boocame

Posted on August 31, 2020August 31, 2020 by News Office

Warar hoose ayaa ka soo baxaya kulan qarsoodiya, oo sabtidii dhexmaray mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland iyo Saraakiil ciidan oo ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close