Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Weriyeyaal lagu xiray Garoowe

Agaasimaha Radio Daljir Xarunteeda Garoowe, Khadar Cawl Ismaaciil iyo weriye Cabdiqani Axmed Maxamed oo isna ka tirsan Idaacadda Daljir, ayaa… Sii akhri

Posted on September 6, 2020September 6, 2020 by News Office

25,000 neef oo geela oo xalay laga dhoofiyay dekedda Boosaaso

Posted on September 6, 2020September 6, 2020 by News Office

Dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxa Xalay ka laga dhoofiyay 25,000 kun oo neef oo geel ah kuwaas… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo Maanta Khudbad u jeedinaya Golaha Aqalka sare

Posted on September 6, 2020September 6, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Maanta oo Axad ah la kulmaya Gudoonka iyo Guddiga joogtada… Sii akhri

Sii haya Xilka Ra’iisul wasaaraha oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug

Posted on September 6, 2020September 6, 2020 by News Office

Sii hayaha xilka xilka Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa Muqdisho… Sii akhri

Golaha Xukuumadda Xil-gaarsiinta ah oo ka shiray soo saarista shidaalka Dalka

Posted on September 5, 2020September 5, 2020 by News Office

Sii hayaha Ra’iisal wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa Maanta oo Sabtiya guddoomiyay Shir… Sii akhri

Hindiya iyo Shiinaha oo heshiis ka gaaray xiisadda dhanka Xuduudka ah

Posted on September 5, 2020September 5, 2020 by News Office

Dalalka Hindiya  iyo Shiinaha ayaa Manata oo Sabtiya shaaciyay in ay ku heshiiyeen dejinta xiisadda ka aloosan xaduudda labada Dal,… Sii akhri

Al-shabaab oo dad rayid ah ku laayay degmada Saakow ee Jubada dhexe

Posted on September 5, 2020September 5, 2020 by News Office

Ururka Al-shabaab, ayaa Shalay dad rayid  ah ku toogtay fagaare ku yaalla degmada Saakow ee Gobolka Jubalada dhexe. Dadka la… Sii akhri

Ciidamada Jubaland oo Al-shabaab ka saaray Degaanka Jannaa-cabdalle

Posted on September 5, 2020September 5, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada Hoose, ayaa sheegaya in Ciidamada Daraawiishta Jubaland ay Saaka Al-shabaab kala wareegeen Degaanka Jannaa-cabdalle ee… Sii akhri

Dabley hubaysan oo qabsatay Xarunta Shirkadda AMAL ee Buurtinle

Posted on September 5, 2020September 5, 2020 by News Office

Malayshiya-beeleed hubaysan ayaa Saaka oo Sabtiya qabsaday Xarunta Shirkadda AMAL ee ku taalla Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal. Shirkadda AMAL… Sii akhri

Dagaal culus oo dhexmaray Al-shabaab iyo Dadka Degaanka Shabeellow ee Gobolka Mudug

Posted on September 4, 2020September 4, 2020 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa dagaal culus oo Maanta ka dhacay Degaanka lagu magacaabo Shabeellow oo ka tirsan Degmada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close