Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Deni:Weli waa naga xannibantahay Lacagtii na loo soo mariyay Dowladda Federaalka

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shaaciyay in Puntland ay weli ka xannibantahay lacagtii loo soo mariyay Dowladda Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Posted on September 8, 2020September 8, 2020 by News Office

Puntland oo ka jawaabtay cabasho ka soo yeertay Qoyska marxuumad Hodon Shanlayste

Posted on September 8, 2020September 8, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan Magaalada Muqdisho, ayaa markii u horraysay ka hadlay cabasho laga muujiyay… Sii akhri

Deni oo nasiib-darro ku tilmaamay fadeexadda ku dhacday Imtixaankii heer Federaal

Posted on September 8, 2020September 8, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa nasiib-darro ku tilmaamay fadeexadda haraysay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas… Sii akhri

Dagaal Culus oo saaka ka dhacay Degmada Balcad

Posted on September 8, 2020September 8, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ku warramaya in saaka halkaas uu ka dhacay dagaal culus… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Maanta la kulmaya Sii haya Ra’iisul wasaaraha Dalka

Posted on September 8, 2020September 8, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo weli ku sugan Muqdisho, ayaa lagu wadaa in uu Maanta la kulmo Sii… Sii akhri

Milateriga Maraykanka oo xaqiijiyay in askari uga dhawacmay weerar Al-shabaab fulisay

Posted on September 7, 2020September 7, 2020 by News Office

Taliska Ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Afrika, ee loo sopo gaabiyo AFRICOM, ayaa xaqiijiyay in askari Maraykan ah Maanta lagu dhaawacay… Sii akhri

Webiga Shabeelle oo ku fatahay Beledweyne iyo barakac xoogan oo halkaas ka socda

Posted on September 7, 2020September 7, 2020 by News Office

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaa saaka ka bilwoday barakac xooggan, kadib markii Webiga Shabeelle oo dhexmara magaalada uu… Sii akhri

Malayshiy-beeleed ku dagaallamay Gobolka Galgaduud oo la kala qaaday

Posted on September 7, 2020September 7, 2020 by News Office

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Galgaduud ayaa lagu soo warramaya in ay ku guulaysteen kala qaadista laba… Sii akhri

Ciidamada Jubaland iyo DANAB oo fashiliyay gawaari qaraxyo siday

Posted on September 7, 2020September 7, 2020 by News Office

Ciidamada Daraawiishta Jubaland, oo ay weheliyaan kumaandooska Dowladda Federaalka ee Danab, oo dhawaan la waregay Degaanka Jannaay-cabdalle oo qiyaastii magaalada… Sii akhri

Muxuu Axmed Madoobe kaga hadlay khudbadii aqalka sare?

Posted on September 6, 2020September 6, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta khudbad u jeediyay golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close